18/02/2023
*Dumarka illhy agtisa ugu ficn*
1.kuwa ugu cabdisa badn eebe uguna dacadsn ninkoda
2.Mida aan ninkedu ku arag maglada nag ka qurux badn iyada
3.Mida aan ninkeda sarin culays uusan qadi karin
4. Mida runta shegta hady hadasho hady amustana fakarysa
5. mida isku qurxisa ninkeda asogo gura joga
6. Mida ka tagta dooda aan loo bahnyn xitaa hady xaq u ledahy beentana iska ilaalisa xitaa hadii ay kaftamyso
7. Mida aan kibrin ninkedana aan isku taagin kibirkana ka dhowrsanata mar kasta
8. Mida hady caroto ama ninkedu carodo dulqadka mujisa