Ahmed Yusuf Mohamed

Ahmed Yusuf Mohamed Businessman

24/04/2021

❤ دعوه للوالد ❤

اللهم يارب عن كل قطرة عرق نزلت من ' أبي ' سعيا لرزقنا فارفع بها درجته في الجنه وحرم عليه حر الاخرة ياكريم واسقه شربه هنيئة من يد نبيك وحبيبك محمد صلى الله عليه وآله وسلم .
..اللهم آمين..

❤ دعوة للوالده ❤

اللهم يارب السموات والأرض عن كل ثانية قضتها في تربيتنا وسهرت لراحتنا وتحملت لأجلنا أن ترفع درجاتها في الجنة وأن تحرم وجهها على النار وأن تسقيها شربة هنيئة من يد نبيك وحبيبك محمد صلى الله عليه وآله وسلم .
..اللهم آمين..


ارسلوها بقدر حبكم لوالديكم
🌹🌹🌹

24/12/2020

Saaxiibbada wanaagsani waa sida xiddigaha oo kale. Marwalba ma arkaysid iyaga, laakiin waad ogtahay inay had iyo jeer joogaan.

24/12/2020
Nimankaani Waxa Ay Doonayaan In  Ay Dib U Celiyaan Soomaaliyada Dhaqaaqday Laakiin Soomaaliya Dib U Noqonmayso Insha Ala...
24/12/2020

Nimankaani Waxa Ay Doonayaan In Ay Dib U Celiyaan Soomaaliyada Dhaqaaqday Laakiin Soomaaliya Dib U Noqonmayso Insha Alaah Balanteenu Waa Taageerada Nabad Iyo Nolol Iyo Dalkeena Oo Noqda Dal Horumar Ku Talaabsada
Alow Sahal Umaaraha Adigaa Awood Lehe

24/12/2020

Noqo Qof Wax U Faaiideeya Bulshada Aad La Nooshahay Maalin Walba Laakiin Ha Noqon Qof Dhibaateeya Umada Uu La Nool Yahay

24/12/2020

December 24, 2020

Dadaal waxan soo samaynnay
Waxaan bawdyaha ka daalnney
Dalkeenna u soo adeegnnay
Daw dheer waxan soo jafaynnay
Dunida la tallaaba qaadnnay
Dillay ku hoggaansaneyde
Dadbbaa weli mayhannowsan
Dareenku ka mootanyahay
Jar iyo daadday ku laalaan

Waxay dibindaabyo iyo
Intaa dabin qoolayaan
Waxay dambbi oogayaan
Afkii dabagaallihiyo
Duudaadaa ay wadaan
Keliya waxay doorbidaan
Dantooda qudhay arkaan

Dabkaa baxayee iftiimay
Waagaa beryey ee dillaacay
Cadeedda dusheenna joogta
Qaarbbaa dafiraayaa nuurka
Xumaan weli deydeyaaya
Dalkaa socday ee dhaqaajay
Daruuraha hiigsanaaya
Armay ka diqoonayaan
Sibay u dayeysanyiinoo
Daahbaa indhohooda saaran

Inaan dood qaran u furo
Haddaan kuba deyi laahaa
Dhegaha laydha u daloola
Darddaaran ma loodin karo
Toloow ma iskuba dayaa?

War hooy hooy hooy na daaya
Dalkayga ayaa ku yidhi
Adigu ka dillaal ahaw
Bal yaa ku diyaafadeeyey
Diyaaraddan yaa ku saaray
Miyaa lagu doortay adi
Dadweynuhu kuu shirbbeen
Ayaa darajada ku siiyey
Ayaa yidhi dawladnnimo
Durbbanbaa lagu tumayoo
Dhakhsay kala daadataa

Horaan uga digigixoonnoo
Annagu dulli qaadanmaynno
Ninkii nagu daya xumaato
Ninkii doc faruura tayda
Ilaahiyo daacaddiisa
Ka sii daran baannu marin
Dibbuu uga qoomamayn

Dadkeenna badhbbaa hilmaansan
Inaan isku doonni nahay
Dunida in an qayb ka nahay
Dubkeennu inuu midyahay
Dareenku israacsanyahay
Dunteenuna tahay xareer

Dib loo noqonmaayo haatan
Duuflaalna dhegeysanmaynno
Dignniin iyo waano qaado
Ka soo hoyo daalallada
Dabaysha ka soo xeroo
Ku soo daran geeddigeeda

Xigasho: Dr. Abdirahman Beileh

23/12/2020

Qaswade Ayay Ku Tilmaameen Madaxwaynaha Qaranka Soomaaliyeed Laakiin Kalmada Qaswade Waxa Ay Ahayd Kalmad Horay Loogu Tilmaamay Nimanka Caawa Soo Saaray Bayaanka Waxaanse leenahay Lakala Dheeray Oradse Maaha
Alow Sahal Umuuraha Adigaa Awood lehe

23/12/2020

Hadaad Noqoto Qof Dadka Ixtiraama Ogow Inaad Kala Kulmayso Qof Walba Ixtiraam Dheeraad Ah Marka Noqo Qof Ku Sifooba Ixtiraamka.

23/12/2020

Maanta Waxaan Samaystay page Cusub Arbaco 23-12-2020

Address

Muscat
211

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Yusuf Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed Yusuf Mohamed:

Share

Category