18/11/2022
Ilaahay hawnaxariisto garaadka ehelkana samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo aamiin
Ilaahey SWT ha u naxariisto Garaad Saleeban Garaad Maxamed Garaad Maxamuud oo ku geeriyooday magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Marxuumka Ilaahey ayaan uga baryey Janno Fardowsa, ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan.