06/05/2024
Janaale Investment Agent is a private company that works investing Jubbaland region of Somalia. We mediate between buyers and sellers. We gather information of possible investment opportunities in Jubbaland region.
We also mediate those selling land, houses and farms and those who to buy land, houses and farms in that particular region.
Shirkadda janaale Investment waxay ka shaqaysaa diyaarinta fursadaha maalgashi ee gobolka Jubbalnad. Waxaan soo uruurinnaa fursadaha maalgashiga waxaanan wararka u gudbinnaa dadka doonaya maalgashiga. Sidoo kale waxaan dhexdhexaadinnaa dadka iska gadaya dhulka, beeraha iyo guryaha iyo dhinaca kale dadka doonaya in ay soo iibsadaan guryaha, dhulka iyo beeraha