22/10/2026
RUBBA CONSTRUCTION & REAL ESTATE
PROPERTY MANAGEMENT SERVICES
Hantidaadu waa Maalgashigaaga — Annagaa kuu Maamulayna!
Ma ku nooshahay dibadda adigoo guryo ku leh Soomaaliya? Mise waxaad u baahan tahay cid lagu kalsoonaan karo oo maamusha hantidaada?
Rubba Construction & Real Estate waxay kuu hayaa adeegyo hufan oo Property Management ah:
✅ Ururinta kirada iyo xisaab-celin cad.
✅ Raadinta iyo hubinta kiraystayaasha.
✅ Dayactirka iyo ilaalinta hantidaada.
✅ Kormeer joogto ah iyo warbixinno sawirro leh.
✅ Maamulka guryaha bannaan iyo diyaarinta kiraynta.
🔑 Adigu hantidaada lahaaw, annaguna maamulka noo daa!
Nala soo xiriir maanta si aad u ogaato sida aan u maamuli karno hantidaada. 61 5152078
RUBBA CONSTRUCTION & REAL ESTATE
Trust • Transparency • Professional Management