Apdirashiid hamud yasiin

Apdirashiid hamud yasiin Dadka waxaa ay is badali karaan wakhti kasta ๐Ÿ‘Š

Ciid mubaarak to all Muslims โ˜ช๏ธ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.ุชู‚ู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
30/03/2025

Ciid mubaarak to all Muslims โ˜ช๏ธ
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.ุชู‚ู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„

Deg deg Bari waa Eid hampaliyo hampaliyo somaaliyey
29/03/2025

Deg deg Bari waa Eid hampaliyo hampaliyo somaaliyey

04/03/2025
Sanadka 2030, bisha barakaysan ee Ramadaan waxaa la soomayaa laba jeer gudihiisa.Ramadaanta h**e waxay bilaaban doontaa ...
03/03/2025

Sanadka 2030, bisha barakaysan ee Ramadaan waxaa la soomayaa laba jeer gudihiisa.

Ramadaanta h**e waxay bilaaban doontaa 5-ta January, halka Ramadaanta labaad ay bilaaban doonto 26-ka December.

Xigasho : TV Aljazeera

Allah nabad nagu gaarsiyo ๐Ÿคฒ

Ramadan Karim All Muslims
28/02/2025

Ramadan Karim All Muslims

20/09/2024

Qofna kuguma yeerayo ( wacaayo ) dantaada ..........

Mu'adinka aan ahayn ....โ˜๏ธ

08/09/2024

Hadaad Aduun dooneyso Waxbaro
Hadaad Aakhiro dooneyso Waxbaro

Sh mustafe haaji ismaciil

Ha noqon mid daciif ah micnaha Mid hadal waliba niyad jabin karoDhufasho kasto hanuun jinkarto Fashil walpa wareerin kar...
27/08/2024

Ha noqon mid daciif ah micnaha
Mid hadal waliba niyad jabin karo
Dhufasho kasto hanuun jinkarto
Fashil walpa wareerin karo
Kufid waliba ka istaagi karin
Maxaa yeeley noloshu ma rabto qof daciif ah ๐Ÿ‘

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apdirashiid hamud yasiin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category