Guryosamo District in Bosaso

Guryosamo District in Bosaso New Life Style in Bosaso - Somalia

Macmiil isha ku hay oo yeysan kaa Dhammaan Guryaha Casriga ah ee Lagaaga Dhisay Xaafadda Guryasamo Bosaso.
05/04/2022

Macmiil isha ku hay oo yeysan kaa Dhammaan Guryaha Casriga ah ee Lagaaga Dhisay Xaafadda Guryasamo Bosaso.

09/02/2022

Warbixin.

Xaafadda Casriga ah ee Guryasamo oo Kutaalla Galbeedka Magaalada Bosaso.

14/01/2022

Kusoo dhowaada dhismaha Xaafadda cusub ee Guryosamo District Bosaso.

Macmiil Waa Gaadiidka Birta Culus ee Shirkadda AL Salam Group oo Ka Hawl gelaya Dhismaha Xaafadda Cusub ee Gurysamo ee M...
28/09/2021

Macmiil Waa Gaadiidka Birta Culus ee Shirkadda AL Salam Group oo Ka Hawl gelaya Dhismaha Xaafadda Cusub ee Gurysamo ee Magaalada Bosaso.
haddii aad u baahantahay in lagaa kireyo Fadlan wixii Faah faahin ah kala Xiriir.
0907771409
0907448060
0907331545
0907639708
Whatsapp 0905151699

Macmiil Shirkadda AL Salam Group waxa ay kuu Dhisaysaa Gurigaagi Riyada Waxayna kaaga dhisaysaa Xaafadda Guryasamo ee ma...
21/09/2021

Macmiil Shirkadda AL Salam Group waxa ay kuu Dhisaysaa Gurigaagi Riyada Waxayna kaaga dhisaysaa Xaafadda Guryasamo ee magaalada Bosaso.
wixii Faahfaahin dheerad ah kala xirir.
0907771409
0907331545
0907639708
0905151699

Macmiil Shirkadda AL Salam Group waxaa ay idiin haysaa interlock Casri ah.Kala xirii090777140909073315450907639708
18/09/2021

Macmiil Shirkadda AL Salam Group waxaa ay idiin haysaa interlock Casri ah.

Kala xirii
0907771409
0907331545
0907639708

16/09/2021

Mashaariicda Shirkadda AL Salam Group Ka waddo Dalkeenna hooyo ee Somalia waxaa ka mida midkaan oo ah mashruuc ballaaran oo looga dhisayo xeebta magaalada bosaso hotels casri ah iyo goobo dalxiis oo dalka ay ka hirgelinayso shirkadda salaam.

Macmiil kusoo dhowaada shirkada Alsalaam group waxay idiin haysaa buleketi tayadiisu aad usarayso ,noocyo kala duwana le...
15/09/2021

Macmiil kusoo dhowaada shirkada Alsalaam group waxay idiin haysaa buleketi tayadiisu aad usarayso ,noocyo kala duwana leh.

Kala xiriir
0907771409
0907331545
0907639708

08/09/2021

Al Salam Construction & General Trading Company qaybteeda kiraynta birta culus waxa kuugu diyaara;

Wiishkii Oo Loogu Talagalay Qaadista Alaabta Culus, Cagafyadii oo Saddex Nooc Ah Sheewal, Grader, Gpc iyo Roolladii Oo Qarqaraacidda Loogu talagaly.

Sidoo kale waxaan meesha kamaqnayn iskorogooyinkii ciida iyo dhagaxa iyo Booyadii biyaha.
sidoo kale waxaa kuu diyaara Riig awood uleh qodista ceelalka dhaadheer.

Hadaba si'aad u hesho xog intaa ka faahfaahsan fadlan kala xidhiidh numberada kala ah:
0907771409/0907331545/0907639708
Mahadsanid.

Address

Gurysamo District
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guryosamo District in Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guryosamo District in Bosaso:

Shortcuts

Share