Horumari naftaada

Horumari naftaada wax laso saaro waxa ugu wanagsan jiilka so koraya oo akhlaaqiyad koda la soxo markaas ayu isbedel iman karaa

Qofka hogaaminta wanaagsan wuxu ka bilaaba naftiisa kadib ayu mamuli karaa dadwayne

06/03/2024

Cadaadal baa kadhacday dadka ku haya meeday cadaaladu horta ninka tiirka hala geeyo markaas Bn cadaalad u dabaaldagaynaa

13/02/2024

Ilaahy haw naxariise waxa saka xaqii u yimi eedo sudciya maxamed cali jama ilaahy danbigeda ha dhaafo sakaraadkii dhaafye ilaahy su'aasha ha u fududeeyo gurigeedana ilaahy beer beeraha janada ka mida haw ga dhigo dhamaan adeero iyo eedoyina iyo reer maxamud xaaji cilmi oodhana ilaahy qalbiyada ha u qabojiyo

11/01/2024

Innaa lilaahi wa inna ilayhi raajicuun ilaahay ha u naxarissto qabrigana ha u waasiciyo c/xamiid shiikh c/rishiid shiikh Cali suufi oo ku geeriyooday magaalada Doha ee dalka Qatar. Ilaahy fardowsa haku abaal Mario.

07/09/2021

🙏👌

24/07/2021
29/04/2021

Ilaahy shacabka soomaliyed mustaqbalkooda iyo masiirkooda hahagaajiyo. mid toosana ilaahy hano dooro

❤❤👌
29/04/2021

❤❤👌

Jugular veinous pressure
06/04/2021

Jugular veinous pressure

Ilaahow noo barakee dhulka borwaaqadana adaa lagaa helaa
12/03/2021

Ilaahow noo barakee dhulka borwaaqadana adaa lagaa helaa

21/02/2021

أقم الصلاة وأمر بالمعروف والنهى عن المنكر

Address

NEDKO Street
Bosaso

Telephone

+252907668462

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horumari naftaada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horumari naftaada:

Share