31/08/2026
๐จ FULL-SCALE EMERGENCY EXERCISE 2026 ๐จ
Bossaso International Airport โ Bosaso,Puntland, Somalia
27-08-2026 waxaa lagu qabtay Full-Scale Emergency Exercise oo ka dhacay Garoonka Caalamiga ah ee BossasoAirport.
Ujeeddada exercise-kan waxay ahayd in lagu tijaabiyo diyaargarowga, isku-duwidda iyo awoodda jawaab-celinta degdegga ah ee kooxaha kala duwan ee garoonka, gaar ahaan:
๐ฅ Fire & Rescue Team
๐ Medical & Ambulance Team
๐ก๏ธ Security & AVSEC
๐ก ATC & Airport Operations
โ๏ธ Handling & Support Teams
Bossaso international Airport BIAC