Armo Real Estate & Property

Armo Real Estate & Property Shirkadda iibka Guryaha & Dhulka ee Carmo

23/07/2022

Real estate sales have slowed considerably throughout the world because of COVID-19, also known as coronavirus. As the pandemic has spread, many different industries are feeling the impact

Hawlaha iyo shaqooyinka Real-Estates Aduunyada dhan baa Adeegyadii ay bixin Jireen Hoos u dheceen Waxaana Sabab u ah Cudurkaan aadka u Fidaya ee COVID -19

Duhur Wanagsan Macmiil.Dhulkaani Wuxuu ku yaalaa  Galbeedka  Magaalada Carmo,  Waqooyiga  Cusbitaalka Lafaha Bilcil Ama ...
26/06/2022

Duhur Wanagsan Macmiil.

Dhulkaani Wuxuu ku yaalaa Galbeedka Magaalada Carmo, Waqooyiga Cusbitaalka Lafaha Bilcil Ama Barkaddaha Dushooda. Cabirka Dhulku Waa 100MX100M.

Waa 25 Boqcadood oo Qiima Jaban leh Waa $25000 Wada hadal leh!

La soo Xiriir:-

Mahamed Cali Shire 00252907714195
Ama

C/risaaq Cawad Cabdalle 00252907702012

26/06/2022

Duhur Wanagsan Macmiil.

Dhulkaani Wuxuu ku yaalaa Galbeedka Magaalada Carmo, Waqooyiga Cusbitaalka Lafaha Bilcil Ama Barkaddaha Dushooda. Cabirka Dhulku Waa 100MX100M.

Waa 25 Boqcadood oo Qiima Jaban leh Waa $25000 Wada hadal leh!

La soo Xiriir:-

Mahamed Cali Shire 00252907714195
Ama

C/risaaq Cawad Cabdalle 00252907702012

Fiid Wanagsan Macmiil.Dhulkaani Wuxuu ku yaalaa Laamiga  Koonfureed ee  Magaalada Carmo Cabirka Dhulku  Waa 20MX100M.Dhu...
23/06/2022

Fiid Wanagsan Macmiil.

Dhulkaani Wuxuu ku yaalaa Laamiga Koonfureed ee Magaalada Carmo Cabirka Dhulku Waa 20MX100M.

Dhulkaani Wuxuu ku Xigaa Maqaaxida Salwo Godey( Ama Aaran Restaurant) Waxay Saaran tahay Laamiga. Qiimaha Lagu doonayaa Waa $35000( Sodon iyo Shan Kun oo Dollar) Wada Hadal leh.

La soo Xiriir:-

Mahamed Cali Shire 00252907714195
Ama

C/risaaq Cawad Cabdalle 00252907702012

23/06/2022

Fiid Wanagsan Macmiil.

Dhulkaani Wuxuu ku yaalaa Laamiga Koonfureed ee Magaalada Carmo Cabirka Dhulku Waa 20MX100M.

Dhulkaani Wuxuu ku Xigaa Maqaaxida Salwo Godey Wuxuu Saranyahay Laamiga. Qiimaha Lagu doonayaa Waa $35000( Sodon iyo Shan Kun oo Dollar) Wada Hadal leh.

La soo Xiriir:-

Mahamed Cali Shire 00252907714195
Ama

C/risaaq Cawad Cabdalle 00252907702012

Fiid Wanagsan Macmiil.Dhulkaani Wuxuu ku Yaala  Koonfur Galbeed Magaalada Carmo Cabirka Dhulku  Waa 40MX40MWaa Dhul Meel...
16/06/2022

Fiid Wanagsan Macmiil.

Dhulkaani Wuxuu ku Yaala Koonfur Galbeed Magaalada Carmo Cabirka Dhulku Waa 40MX40M

Waa Dhul Meel fiican ku yaala, Waxa uu ka soo Horjeedaa Cusbitaalka Lafaha Bilcil. Waa $12000 Wada Hadal leh.

La soo Xiriir:-

Mahamed Cali Shire 00252907714195
Ama

C/risaaq Cawad Cabdalle 00252907702012

16/06/2022

Fiid Wanagsan Macmiil.

Dhulkaani Wuxuu ku Yaala Koonfur Galbeed Magaalada Carmo Cabirka Dhulku Waa 40MX40M

Waa Dhul Meel fiican ku yaala, Waxa uu ka soo Horjeedaa Cusbitaalka Lafaha Bilcil. Waa $12000 Wada Hadal leh.

La soo Xiriir:-

Mahamed Cali Shire 00252907714195
Ama

C/risaaq Cawad Cabdalle 00252907702012

Subax Wanagsan Macmiil.Dhulkaani Wuxuu ku Yaala  Waqooyiga Isbaaradda Magaalada Carmo. 200M buu u Jiraa Laamiga. Cabirka...
07/06/2022

Subax Wanagsan Macmiil.

Dhulkaani Wuxuu ku Yaala Waqooyiga Isbaaradda Magaalada Carmo. 200M buu u Jiraa Laamiga.

Cabirka Dhulku Waa 20MX20M Waxaana ka dhisan Hal Qol.

Waa Dhul Meel fiican ku yaala oo aad Raqiis u ah. Waa $3000(Sadex kun oo Dollar) Keli ah!!

La soo Xiriir:-

Mahamed Cali Shire 00252907714195
Ama

C/risaaq Cawad Cabdalle 00252907702012

Degmadda Carmo oo Roobsatay!!!
31/05/2022

Degmadda Carmo oo Roobsatay!!!

XAFIISKA IIBKA GURYAHA, DHULKA IYO BEERAHA EE DEGMADDA CARMO PUNTLAND SOMALIALa soo Xiriir Xoghaynta Xafiiska:-Abdirusaq...
26/05/2022

XAFIISKA IIBKA GURYAHA, DHULKA IYO BEERAHA EE DEGMADDA CARMO PUNTLAND SOMALIA

La soo Xiriir Xoghaynta Xafiiska:-

Abdirusaq Cawad Abdlla

Mobile 00252907702012

24/05/2022

Fiid Wanagsan Macmiil.

Dhulkaani Waxa uu ku Yaala Laamiga Koonfurta Magaalada Carmo. Waxay ku dhagantahay Cosob Restaurant.

Cabirka Dhulku Waxa uu dhanyahay 18MX 50M Saaran Laamiga.

Waa Dhul Meel fiican ku Yaala oo leh Qiimo Jaban oo ku Raaligelinaya.

La soo Xiriir:-

Mahamed Cali Shire 00252907714195
Ama

C/risaaq Cawad Cabdalle 00252907702012

Fiid Wanagsan Macmiil.Dhulkaani Waxa uu ku Yaala Laamiga Koonfurta Magaalada Carmo. Waxay ku dhagantahay Cosob Restauran...
24/05/2022

Fiid Wanagsan Macmiil.

Dhulkaani Waxa uu ku Yaala Laamiga Koonfurta Magaalada Carmo. Waxay ku dhagantahay Cosob Restaurant.

Cabirka Dhulku Waxa uu dhanyahay 18MX 50M Saaran Laamiga.

Waa Dhul Meel fiican ku Yaala oo leh Qiimo Jaban oo ku Raaligelinaya.

La soo Xiriir:-

Mahamed Cali Shire 00252907714195
Ama

C/risaaq Cawad Cabdalle 00252907702012

Address

Bosaso
252

Telephone

+252907714195

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Armo Real Estate & Property posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Armo Real Estate & Property:

Share

Category