GeoPunt land and property administration

GeoPunt land and property administration land and property management

Engineerada Shirkadda Geopunt iyo Dowlada Hoose ee Dagmada Bosaso oo ku howlan Surveyingka iyo naqshada isgoyska NETCO O...
05/09/2025

Engineerada Shirkadda Geopunt iyo Dowlada Hoose ee Dagmada Bosaso oo ku howlan Surveyingka iyo naqshada isgoyska NETCO Oo dhawaan Dowlada Hoose banaysay.

05/02/2025

Shirkadda GeoPunt oo gacanta ku haysa GIS-ka iyo MasterPlanka magaalada Bosaso ayaa sameysay naqshadda aargada wadada Maqaska ee Bosaso. Waxa farxad noo ah in Dahabshil Group - Somtel Puntland ay maalgelisay aargadan quruxda badan, sidoo kalena ay fulinayso dhismaheeda shirkadda Mecco Engineering & Consultancy Co.

11/10/2024

Shirkadda GeoPunt oo Gacanta ku haysa Master plan ka guud ee magalada Bosaso ayaa diyaarisay qayb ka mid ah naqshadaha wadooyinka waawayn kuwaasoo ay horey u samaysay sahamintooda, waana halka ay Bosaso hiigsanayso mustaqbalka dhow insha Allah.

Wadadaan waa jidka Sodonka iyo wadada Biyo kulule aada.

10/10/2024
18/09/2024
17/09/2024
Daah furka labada mashruuc oo ay GeoPunt kala shaqyan doonto Dowlada Hoose ee Dagmada Bosaso. 1. Bosaso master plan ( qo...
08/09/2024

Daah furka labada mashruuc oo ay GeoPunt kala shaqyan doonto Dowlada Hoose ee Dagmada Bosaso.
1. Bosaso master plan ( qorshe magaaleedka Dagmada Bosaso)
2. Bosaso Land and property registration using GIS technology.

08/09/2024
08/09/2024
01/07/2024
09/06/2024

"Shirkadda GeoPunt waxay Gacanta ku haysaa master plan magaalada Bosaso iyadoo si dhow ula shaqaysa D/Hoose ee Dagmada Bosaso"

Maamulaha shirkadda GeoPunt land and property administration Engr. Mohamed Abdinur Oo kalmad ka jeediyay furitaanka kalfadhigii 35 ee golaha deeganka dagmada Bosaso.

Address

Bosaso
BOSAASO

Telephone

+252906793978

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GeoPunt land and property administration posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GeoPunt land and property administration:

Share