19/07/2026
Taliyaha Ciidanka Darawiishta Dowladda Puntland Aadan Cabdi Xaashi ayaa dhirrigelin iyo kormeer ugu tagey Ururka 31aad Ciidanka Darawiishta Dowladda Puntland, waxaana ku waheliyey Taliyaha Aaga Calmiskaad Mohamoud Shire, waxaana warbixin la wadaagey Taliyaha Cabdullaahi Cali Xorxorle (Noole).
Difaaca dowladnimadda Puntland goorwalba iyo goobkasta.
Guul Puntland.