ᶜᵃᵈᵉ ᵏᵃ ᶜᵃᵈᵉ

ᶜᵃᵈᵉ ᵏᵃ ᶜᵃᵈᵉ CADE KA CADE MEDIA 🇸🇴🇸🇴

*"Qof damiir lahoo* *Ku dareemayaa dadka laga xushaa* *Qalbi kuu damqadaa**Kuu diirnaxoo cidla kaaga tagin**Baa ladeyday...
01/12/2023

*"Qof damiir lahoo*
*Ku dareemayaa dadka laga xushaa*
*Qalbi kuu damqadaa*
*Kuu diirnaxoo cidla kaaga tagin*
*Baa ladeydaydaa*
*Dugsaa laga dhigtaa*
*Daacad loo noqdaa." *10K❤ __

Bishaaradu waa dareenka aan kuu haayo oo igu sii baahay,❤️ bilkhayrtuna inaan ku ilaashanayo ilaa boqolaal sano 💋 baraar...
01/12/2023

Bishaaradu waa dareenka aan kuu haayo oo igu sii baahay,❤️ bilkhayrtuna inaan ku ilaashanayo ilaa boqolaal sano 💋 baraaruhuna waa guurkeena 😍 waan ku jeclahay .

🐉

Ma ogtahay Caawa Waxay Ku Beegantahay 21 October 1969 Markii uu Xukunka Dalka Qaab aan dhiig ku Daadan Kula Wareegay Jaa...
21/10/2023

Ma ogtahay Caawa Waxay Ku Beegantahay 21 October 1969 Markii uu Xukunka Dalka Qaab aan dhiig ku Daadan Kula Wareegay Jaalle Maxamed Siyaad Barre.

54 Sano ayaa Laga Joogaa , Alle Ha unaxariistee Jaalle Siyaad Ma yahay Madaxweynihii ugu Wanaagsanaa ee Dalka Soo Mara ?..

Qaybka mid ah qaniimadii huunada 😂😁
30/08/2023

Qaybka mid ah qaniimadii huunada 😂😁

27/08/2023

Waxaa kayeedhay 😂😂😂😂

Hal eray oo Amana igu tuur  ✋️✋️
28/07/2023

Hal eray oo Amana igu tuur ✋️✋️

Address

Buuhoodle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ᶜᵃᵈᵉ ᵏᵃ ᶜᵃᵈᵉ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ᶜᵃᵈᵉ ᵏᵃ ᶜᵃᵈᵉ:

Share