Somtel Woqooyi Bari

Somtel Woqooyi Bari Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somtel Woqooyi Bari, Dhabarka Dambe Ee Hotel Al Baraka, Buuhoodle.

Asc Dhammaan Macaamiisha Somtel Waxaan Ku Wargalinayaa Inan Idin hayo Dhammaan Adeegayada Isgaadhsiineed Ee Somtel Sida Furista Sim-cards ka Cusub Ee Isasaarka ah, Furista Kuwii Hore Ee Xidhnaa, Furista E-Dahabka, Iyo Ku Shubida Internet-ka.

Hada Dalbo, Hada Hel.
13/10/2025

Hada Dalbo, Hada Hel.

Macmiil Waxaan Ku Hayaa Somtel Sim-cards Bilaash ah, Isasaar iyo Madax Banaan, Kuwo H**e oo Xidhan Iyo Kuwo Cusub ba, Iy...
07/10/2025

Macmiil Waxaan Ku Hayaa Somtel Sim-cards Bilaash ah, Isasaar iyo Madax Banaan, Kuwo H**e oo Xidhan Iyo Kuwo Cusub ba, Iyo Furista E-Dahab.

Sido Kale Waxaad Iga Helaysaa Internet Xawaare sare leh Iyo Ku Hadalba,

1. $0.5 = 30 Saac Unlimited Data&Voice Call.
2. $1 = 60 Saac Unlimited Data&Voice Call.
3. $1 = 4.8GB Todobaadle ah.
4. $2.5. = Todobaadle Unlimited Data&Voice Call.
5. $5 = 30GB Bille Furan.
6. $15 Bille Unlimited Data&Voice Call.

Fiiro Gaar ah: Fursadan Waxay Gaar U Tahay Macaamiisha Woqooyi Bari Somalia.

Wixii Dalab Internet ama Sim-cards ah.

☎️0657721415 / 0634596170

Macmiil Waxaan Ku Hayaa Dhammaan Adeegayada Somtel Sida Furista Sim-cards ka Cusub Ee Isasaarka ah, Furista Sim-cards ki...
04/10/2025

Macmiil Waxaan Ku Hayaa Dhammaan Adeegayada Somtel Sida Furista Sim-cards ka Cusub Ee Isasaarka ah, Furista Sim-cards kii Horay U Xidhnaa, Furista E-Dahab ka, Shubista iyo Iibinta Internet ka iyo Ku hadalka Wada socda.

1: $0.5 = 30 Saac Unlimited Kuhadal iyo Internet.
2: $1 = 60 Saac Unlimited Kuhadal iyo Internet.
3: $1 = 4.8 GB Todabaadle ah.
4: $2.5 = Todobaadle Unlimited Kuhadal iyo Internet.
5: $5 = 30 GB Bille ah.
6: $15 = Bille Unlimited Kuhadal Iyo Internet. Iyo Kuwo kale oo Badan.

Hadaba hadad Xidhoominkan sare mid ka mid ah u bahan tahay Iso qor Lambarka Lagu Shubayo iyo Lacagta.

Lacagta Xidhmadana Igunasoo dir
Somtel 065-7721415
Telesom 063-4596170

Mahadsanid

Address

Dhabarka Dambe Ee Hotel Al Baraka
Buuhoodle

Telephone

+252634596170

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somtel Woqooyi Bari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somtel Woqooyi Bari:

Share