Gurisello Ceerigaabo

Gurisello Ceerigaabo Gurisello Waa Shirkad iibisa Kiraysana Dhulalka iyo Guryaha Sharciyaysan .

LABO ๐†๐”๐‘๐ˆ: Bloodh Wadada Hormarta Kandhlight School.โ–ช๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐š: 20x25 Mitir.โ–ช๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š: $52,500  [Konton iyo LABO Kun...
10/06/2024

LABO ๐†๐”๐‘๐ˆ: Bloodh Wadada Hormarta Kandhlight School.

โ–ช๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐š: 20x25 Mitir.
โ–ช๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š: $52,500
[Konton iyo LABO Kun iyo Dhanboqol]
โ–ช๐†๐ฎ๐ซ๐ขga 1aad ๐–๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐Š๐š ๐Š๐จ๐จ๐›๐š๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ: 5 Qol, Gaydh iyo Jiko iyo Hal suuli.
โ–ช๐†๐ฎ๐ซ๐ขga 2aad ๐–๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐Š๐š ๐Š๐จ๐จ๐›๐š๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ: 5 Qol, iyo Jiko iyo Labo suuli.
โ–ช๐†๐ฎ๐ซyuhu ๐–axay ๐‹๐ž๐ž๐ฒihiin: 1 waddo Oo Wayn.
โ–ช๐€๐›๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š Qofka iibsadaha nagu soo xidha uu leeyahay: [$3๐ŸŽ๐ŸŽ ๐ƒ๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ซ]

๐…๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง: La soo xidhiidh xafiiska Gurisello Ceerigaabo.
๐•บ๐–‹๐–‹๐–‘๐–Ž๐–“๐–Š & ๐•บ๐–“๐–‘๐–Ž๐–“๐–Š
https://wa.me/+252637430039



๐ƒ๐‡๐”๐‹: ๐Ÿ ๐๐”๐’โ–ช๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š: 9x20mitir.โ–ช๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š: $4,000 ใ€Afarkun Oo Dollarใ€‘.โ–ช๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ 1 waddo Leh.โ–ช๐’๐ž๐ค๐ž๐๐๐š Kasoo Horje...
15/10/2023

๐ƒ๐‡๐”๐‹: ๐Ÿ ๐๐”๐’
โ–ช๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š: 9x20mitir.
โ–ช๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š: $4,000 ใ€Afarkun Oo Dollarใ€‘.
โ–ช๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ 1 waddo Leh.
โ–ช๐’๐ž๐ค๐ž๐๐๐š Kasoo Horjeeda Geerashka Tuubo.
โ–ช๐€๐๐€๐€๐‹๐Œ๐€๐‘๐ˆ๐๐“๐€ Qofka iibsadaha nagu soo xidha uu leeyahay
ใ€$๐Ÿ“๐ŸŽ ๐ƒ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ซใ€‘
๐…๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง: La soo xidhiidh xafiiska Gurisello Ceerigaabo, ๐“๐ž๐ฅ/๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ:
wa.me/+252637430039
wa.me/+252638227144
๐Š๐ฎ๐›๐ข๐ข๐ซ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐š:
https://chat.whatsapp.com/DbGCIJLY6XJHImrVHuuFqi

๐†๐”๐‘๐ˆ: Nus-baloodh Wadada Masjid Al-Aqsa Ee Xaafadda Safa.โ–ช๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐š: 10x20 Mitir.โ–ช๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š: $32,000  [Sodon iyo Labo...
09/10/2023

๐†๐”๐‘๐ˆ: Nus-baloodh Wadada Masjid Al-Aqsa Ee Xaafadda Safa.

โ–ช๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐š: 10x20 Mitir.
โ–ช๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š: $32,000
[Sodon iyo Labo kun oo doolar oo isqab)
โ–ช๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐ฎ ๐–๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐Š๐š ๐Š๐จ๐จ๐›๐š๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ: 4 Qol, Hool iyo Jiko iyo Hal suuli.
โ–ช๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐ฎ ๐–๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐‹๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ: 2 waddo
โ–ช๐€๐›๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š Qofka iibsadaha nagu soo xidha uu leeyahay: [$๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐ƒ๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ซ]

๐…๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง: La soo xidhiidh xafiiska Gurisello Ceerigaabo.
๐•บ๐–‹๐–‹๐–‘๐–Ž๐–“๐–Š & ๐•บ๐–“๐–‘๐–Ž๐–“๐–Š
https://wa.me/+252637430039
https://wa.me/+252638227144


๐—ก๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—š๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—ฒ๐—น๐—น๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐—ฟNagusoo Xidh Qof Guri Ama Dhul iska iibinaya Ama Qofka iibsanaya Oo Hel Abaalmarin Marka iibku Dhac...
03/10/2023

๐—ก๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—š๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—ฒ๐—น๐—น๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ
Nagusoo Xidh Qof Guri Ama Dhul iska iibinaya
Ama Qofka iibsanaya Oo Hel Abaalmarin Marka iibku Dhaco Kadib.
๐–๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐…๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐š ๐๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐’๐จ๐จ ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก ๐‹๐š๐ง๐›๐š๐ซ๐ค๐š๐ง:-
wa.me/+252637430039

28/06/2023
GURI: Nus baloodh  laamiga Jaamacadda Gollis hormara saaran.โ–ชCabirka guriga: 10x20 mitir.โ–ชQiimaha: *$60,000* (Lixdan kun...
19/12/2022

GURI: Nus baloodh laamiga Jaamacadda Gollis hormara saaran.

โ–ชCabirka guriga: 10x20 mitir.
โ–ชQiimaha: *$60,000* (Lixdan kun oo doolar oo isqaba).
โ–ช4 qol, 2istoodh, 2 suuli iyo jiko (Luuqa dhexe iyo suuliga, hurdada iyo qolka fadhiga ayaa Marmar leh).
โ–ชTaangi iyo biyo gelin leh.
โ–ชGuri 1 waddo leh (oo laami ah ).
โ–ชWaddadu waa ta hormarta taawarka Somtel, xaraashka, jamacada golis iyo Jamacada East Africa.
โ–ชABAALMARINTA qofka iibsadaha nagu soo xidha uu leeyahay: *100 doolar*.

Faah faahin: La soo xidhiidh xafiiska Gurisello Ceerigaabo, Tel/WhatsApp: 063-7430380/063-634281924/063-6651560.

GURI: 4 Nus-baloodh oo saaran laamiga xabaalaha (aaga kaalinta Ciise Karsay) Xaafada Tuulo Shire.โ–ชCabirka guryaha: 20x30...
21/07/2022

GURI: 4 Nus-baloodh oo saaran laamiga xabaalaha (aaga kaalinta Ciise Karsay) Xaafada Tuulo Shire.

โ–ชCabirka guryaha: 20x30
mitir.
โ–ชQiimaha:
Halkii nus: *$35,000* (Sodon iyo shan kun oo doolar oo isqaba)
TOTAL afarta nus: $140,000 (isqaba)
โ–ช Nuswalba wuxuu ka koobanyahay: 3 qol, jiko iyo hal suuli.
โ–ชGuryo 4 waddo leh
โ–ชABAALMARINTA qofka iibsadaha nagu soo xidha uu leeyahay: *250 doolar*

Faah faahin: La soo xidhiidh xafiiska Gurisello Ceerigaabo, Tel/WhatsApp: 063-7430039/636651560

FURSAD DHUL GANACSI:DHUL: 4 baloodh oo sekedda 1aad ee laamiga saylada xoolaha ubaxa saaran(aaga Hotel Yaasmiin).โ–ชCabirk...
12/07/2022

FURSAD DHUL GANACSI:
DHUL: 4 baloodh oo sekedda 1aad ee laamiga saylada xoolaha ubaxa saaran(aaga Hotel Yaasmiin).

โ–ชCabirka dhulka: 40x40mitir.
โ–ชQiimaha: *$38,000* (Sodon iyo siddeed kun oo doolar oo isqaba).
โ–ชDhul 3 waddo leh.
โ–ชSekedda 1aad ee laamiga Saylada aada.
โ–ชDhul seesan oo sharciyaysan.
โ–ชABAALMARINTA qofka iibsadaha nagu soo xidha uu leeyahay: *250 doolar*.

Faah faahin: La soo xidhiidh xafiiska Gurisello Ceerigaabo, Tel/WhatsApp: 063-7430039/0634281924/0636651560.

DHUL: 1 baloodh iyo badh oo sekedda 1aad ee laamiga Masjid Shaafici hormara saaran.โ–ชCabirka dhulka: 32x15mitir.โ–ชQiimaha:...
10/07/2022

DHUL: 1 baloodh iyo badh oo sekedda 1aad ee laamiga Masjid Shaafici hormara saaran.

โ–ชCabirka dhulka: 32x15mitir.
โ–ชQiimaha: *$34500* (sodon iyo afar kun iyo shan boqol oo doolar).
โ–ชDhul 3 waddo leh.
โ–ชSekedda 1aad ee laamiga masjid Shaafici hormara ku yaala.
โ–ชABAALMARINTA qofka iibsadaha nagu soo xidha uu leeyahay: *250 doolar*.

Faah faahin: La soo xidhiidh xafiiska Gurisello Ceerigaabo, Tel/WhatsApp: 063-7430039/0634281924/0636651560


GURI: Nus baloodh cusub oo ku yaala xaafadda Manhal.โ–ชCabirka guriga: 10x12 mitir.โ–ชQiimaha:*$28700* (labaatan iyo siddeed...
01/02/2022

GURI: Nus baloodh cusub oo ku yaala xaafadda Manhal.

โ–ชCabirka guriga: 10x12 mitir.
โ–ชQiimaha:*$28700* (labaatan iyo siddeed kun iyo todobo boqol oo doolar oo isqaba).
โ–ช 4 qol, 1 dukaan, 1 suuli iyo jiko(wada marmar).
โ–ชTaangi iyo qasamado leh.
โ–ชGuri 1 waddo leh.
โ–ช Wuxuu 60 mitir u jiraa laamiga Candlelight.
โ–ชABAALMARINTA qofka iibsadaha nagu soo xidha uu leeyahay: *100 doolar*

Faah faahin: La soo xidhiidh xafiiska Gurisello Ceerigaabo, Tel/WhatsApp: 063-7430039

17/01/2022

Address

Erigabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurisello Ceerigaabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gurisello Ceerigaabo:

Share

Category