19/11/2022
Hambalyo Hambalyo Bulsho weynta Degmada Af-barwaaqo oo si Rasmi ah loogu aqoonsaday Degmanimadeeda.
Waan u mahadcelinayaa dhamaan Masuuliyiinta, odayaasha iyo bulshada qaybeheeda kala duwan ee juhdiga badan galiyay sidii loo rumayn lahaa rajada Degmanimo ee Degmada AfBarwaaqo.
Horumar ballaaran, Nabad iyo barwaaqo ayaan u rajaynyaa bulsho waynta degmada afbarwaaqo.
# Next Dhinawda Insha allah