Shirkadda Amaano Real estate- iib ka Dhulka, Guryaha iyo Gawaarida

Shirkadda Amaano Real estate- iib ka Dhulka, Guryaha iyo Gawaarida Amaano Real Estate adeegyadeeda. iibinta dhulalka, guryaha iyo gawaarida.Cabbirka & qiimaynta dhulka IIBKA DHULAL, GURYO DAMAANAD LEH

07/08/2026

Waa dhul iib ah , cabbirkiisu yahay 160m x 100m( 40 boos) oo raqiis ah wuxuuna kuyaalaa Gaalkacyo , xaafadda Israac, caska. Mudamin ah waddooyin waaweyn leh, biyo leh, laamigana u dhow. Shirkadda Amaano Real estate- iib ka Dhulka, Guryaha iyo Gawaarida

02/08/2026

Boos iib ah kuna yaala Gaalkacyo, Xaafadda Israac, aagga Caska
Cabbirka: 20mx20m
Qiimaha: $5,400

14/07/2026

Boos iib ah cabbirkiisuna yahay 20m*20m kuna yaala Gaalkacyo
Qiimihiisuna yahay $35,000.

11/07/2026
11/07/2026

Waa Dhul iib ah kuna yaala Gaalkacyo gaar ahaan xaafadda Israac, caska
150m* 100m ( 37.5 boos)
Qiimaha : $4,500
Ka faaiideysi wacan

Macmiil waxaan kuu heynaa boos xaraash ah  cabbirkiisu dhanyahay 20m*20m oo kuyaala Gaalkacyo, gaar ahaan xaafadda Israa...
02/07/2026

Macmiil waxaan kuu heynaa boos xaraash ah cabbirkiisu dhanyahay 20m*20m oo kuyaala Gaalkacyo, gaar ahaan xaafadda Israac, una dhow Yamayska oo qiimo yar lagu doonayo

15/05/2026

Guri iib ah kuna yaala Gaalkayo, xaafadda Garsoor, gaar ahaan suuq barwaaqo kana kooban 5 qol, 3 suuli iyo jiko, cabbirka 22mx11m $33,000.

05/05/2026
05/05/2026

Gaari(Kruger) iib ah 2 sano taala, model: 2007 kala xiriir 907750730

Address

Gaalkacyo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkadda Amaano Real estate- iib ka Dhulka, Guryaha iyo Gawaarida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shirkadda Amaano Real estate- iib ka Dhulka, Guryaha iyo Gawaarida:

Shortcuts

Share

Category