06/02/2024
Dhamaan waxaan ogaysiinaynaa dadwaynaha soomaliyeed ee da naynaaya inay maalgashadaan wadankooda waxaan idiin haynaa hotel casri ah oo iib ah iskugu jira..jiif, hoolaal shirarka lagu qabto iyo qaybo kale oo meherada ahaan Loo isticmaali karo iyo barkin ku filan labo jid ayuu leeyahay. Hoteel Kaah waa five star hotel oo kuyaal Gaalkacyo, xaafadda Garsoor.
fadlan wixii faahfaahin ah iyo gorgortan ah kala xidhiidh numberkan + 252611178671