29/05/2026
Shirkadda Amal Real Estate & Construction waxaa sharaf weyn u ah in maamulkeedu ka qeyb galay madasha 13-aad ee caalamiga ah ee magaaleynta adduunka (WUF13), oo lagu qabtay magaalada Baku ee dalka Azerbaijan ayna qaban qaabisay hay'adda UN Habitat intii u dhaxaysay 17 ilaa 22 May 2026, iyadoo hal ku dhiggeedu ahaa: โMagaalooyinka Berriโinaan laga tagin qof iyo goob toona.โ
Waxaa kasoo qeybgalay in ka badan 58,000 oo qof oo ka kala socday 176 dal, waxay noo ahayd fursad iyo sharaf weyn inaan Soomaaliya ku matalno mid ka mid ah madalaha ugu qiimaha badan caalamka ee looga hadlo guryeynta, horumarinta magaalooyinka, iyo nidaam magaalow oo waara.
Amal Real Estate & Construction was honoured to have its management attend the 13th World Urban Forum (WUF13), held from 17 to 22 May 2026 in Baku, Azerbaijan, under the theme "Cities of Tomorrow โ Leaving No One and No Place Behind." Joining 58,000+ participants from 176 countries, it was a privilege to represent Somalia on one of the world's most prestigious platforms for housing, urban development, and sustainable cities. ๐ธ๐ด๐๏ธ