10/07/2025
Shirkada dhismaha,Kiraynta iyo Iibinta Guryaha waxay idiin haysaa Gurigan oo iib qiima macquul ah wuxu ku yaala Aaga Iskuul Nawawi, waxa ka dhisan laba qol oo kaliya.
Cabirkiisa :20×12
Qiimaha lagu rabo :22000
Numberka: 0907748040
Numberka: 0907513847
Numberka: 0906616267