Ogaal Real Estate

Ogaal Real Estate Xarunta shirkadu waxay ku taalaa Caasimada Dowlada Gobaleedka Puntlad ee Garowe.

Ogaal Real Estate waa shirkada ka shaqaysa adeega Kireynta Iibinta Dhulalka iyo Guryahay, Maalgashiga, Maamulida hantida ma guurtada ah, Dhisida Guryaha Nooc walba.

26/09/2021
10/09/2021

Ogaal Real Estate and Public Notary
Cabirka Boosku waa 20mX20m
Xaafada Laan Cali Firin Magaalada Garowe.
Qiimuhu waa $16,000.

10/09/2021

Ogaal Real Estate and Public Notary
Cabirka Boosku waa 14mX11.5m
Xaafada Hodon Magaalada Garowe.
Qiimuhu waa $14,000.

10/09/2021

Ogaal Real Estate and Public Notary
Cabirka Boosku waa 80mX100m
Xaafada Karakata Magaalada Garowe.
Qiimuhu waa $12,000.

03/09/2021

Shirkada Ogaal Real Estate waxay idin haysaa Boos banaan oo ku yaal Xaafada Hodon ee Magaalada Garowe.
Cabirka 35mx30m.
Qiimaha $95,000.

30/08/2021

Ogaal Real Estate.
Boos banaan ku yaala Xaafada Hantiwadaag magaalada Garowe
Cabirka Booska 18mx18m
Qiimaha. $120,000
Boos ku yaal goob ganacsi oo aad muhiim ugu ah ganacsiga.

25/08/2021

Xafiiska Shirkada Ogaal Real Estate waxay ku taalaa magaalada Garowe, kasoo horjeydka Salaam Bank.

24/08/2021

Kusoo dhawaada Ogaal Real Estate and Public Notary

Address

Somalia Puntland Garowe
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogaal Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ogaal Real Estate:

Share