Xasan Deeq Koodh

Xasan Deeq Koodh welcome my best page hassan koodh

30/06/2024

asc yaa ahllul muslimiin qisada an sowada qofki 27 sano kayar hadawanin

29/06/2024

asc asxaabta sharaftaleh setihin

11/06/2024

hadalaga bilabo dabecadayda wan badalaya si an taariikhda ugalo

11/06/2024

Kaliya u Share garee si Ummada soomaliyeed wax uga qabato maydka Toga iyo dabayl xagaga Yaalo Maalmaha loona diiday Talaagada Maydka.

Alle aha unaxariisto Axmed Saxane oo habeenkii Jimacaha lagu dilay Garoowe ayaan wali la Aasin, qoyska marxuumka ayaa cabasho ka muujiyey dowladda sidoo kale Hospitalka Guud Garowe ayaa banaanka isaga soo saaray Maydka Axmed diidayna in Talaagada Maydka la galiyo inta xaqiisa meel la saarayo, hada Maydka axmed waxuu Labo habeen iyo maalin yaalaa Toga Garowe oo isku xidha Magaalada iyo Hospitalka.

Axmed Saxane waa Nin Absame OGAADEEN Camar Yusuf ah kana soo jeeda Dowlad Deegaanka Soomaalida & Jubaland.

Muqaalka Maydka loo diiday Talaagada halkaan ka daawo ; https://t.me/abdikarimdigaallee

Address

Garowe
543

Telephone

+252905488135

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xasan Deeq Koodh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xasan Deeq Koodh:

Share

Category