77 Business Center

77 Business Center Waxaan Kugu Soo Dhaweyn Adeeg Tayo Leh, Shaqaale carbisan iyo Qiimo Jaban. Xarunta 77 Business Center , waxa ay ku taal Degmada Dangorayo iyo dhammaan Puntland.

Waxan ka shaqaynaa
1. Kiraynta Guryaha
2. iibinta dhulka
3. iibinta Baaburta
4. IWM

17/08/2026

Hoyga tamarta puntland ⛽️🇸🇱

17/08/2026

Mid kamida shaqalaha ugu firfircoon campany 77 business center 🥰⛽️

16/08/2026

Afrikey hurudooy ☝️

08/08/2026

Macmiil kusoo dhawow hoyga tamarta gayigeena⛽️

08/08/2026

Hoyga tamarta iyo sahayda

08/08/2026

Sabaaxal khayr alla ayaa mahad oo dhan u sug naatey caafimaad qab nagusoo kiciyey noona ogolaadey inan ka faaideysano maalintan quruxda badan ⛽️

07/08/2026

DIGNIN DIGNIN 🚨🚨🚨
Waxaan talo usoo jeedinayaa darawalada kaxeeya gawarida xamuulka ha iska ilaashan markey magalooyin dhexmarayaan waxaa gaariga fuula oromo wadada lug ku marta kuwaas oo khatar gelin kara bedqabka gadiidka sida aad ka aragtaan muqalkaba marka uu garigu istaagey waxaa ka degay nin oromo oo cararay

06/08/2026

77 business center ⛽️

05/08/2026

77 business center hoyga sahayda gadiid leyda gayigeena ⛽️

04/08/2026

Macmiil aan kaga dhigno gaarigaga mid nadiifa caraf badan si aad ugu wadato si xiisa leh ha moogan 77 business center ⛽️

Address

Dangorayo
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 77 Business Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to 77 Business Center:

Shortcuts

Share