Haleel Real Estate

Haleel Real Estate Haleel Baa Lagu Hodmaa" Shirkadda Kiraynta Guryaha, Iibinta Guryaha & Bugcadaha - ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฎ๐—น ๐—˜๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜๐—ฒ

HQ - Garowe, Somalia

Macmiil   Wanaagsan - Shirkadda Haleel Real Estate waxay ku leedahay Jimce Wanaagsan, alle hanaga aqbalo acmaasha wanaag...
07/08/2026

Macmiil Wanaagsan - Shirkadda Haleel Real Estate waxay ku leedahay Jimce Wanaagsan, alle hanaga aqbalo acmaasha wanaagsan ee'aan la imaanayno, ummada muslimiinta ahna caafimaad sareeca, cibaado suuban & cimri dheer rabbi ha siiyo.

Wanaagsan -

Shirkadda Haleel Real Estate waxay Jimce Wanaagsan idinka soo leedahay Magaalada  ..  Jimce Wanaagsan  Real Estate - Hog...
06/08/2026

Shirkadda Haleel Real Estate waxay Jimce Wanaagsan idinka soo leedahay Magaalada ..

Jimce Wanaagsan

Real Estate - Hogaanka Kiraynta.

Lambar Qabso Oo ku Guulayso $20 || Shirkadda Haleel Real Estate waxay kuu rajaynaysaa Nasiib wanaagsan.Macmiil haddii aa...
06/08/2026

Lambar Qabso Oo ku Guulayso $20 || Shirkadda Haleel Real Estate waxay kuu rajaynaysaa Nasiib wanaagsan.

Macmiil haddii aadan buuxin shuruudaha barnaamij-ka kuma Guulaysan doontid"

-ka"

1: Like saar Post-ga.
2: Faallada kusoo qor Lambarka aad qabsatay.
3: Share garee Post-ga.
4: Soo metion garee 3 Qof.

Wanaagsan -

  || Shirkadda Haleel Real Estate waxay idiin shaacinaysaa Guulaystayaasha barnaamij-ka Lambar & Nasiib ee maalmihii las...
06/08/2026

|| Shirkadda Haleel Real Estate waxay idiin shaacinaysaa Guulaystayaasha barnaamij-ka Lambar & Nasiib ee maalmihii lasoo dhaafay, waxay shirkaddu udiraysaa hambalyo sidoo kale waxaan nasiib wanaagsan urajeenaynaa dhammaan intii isku dayday barnaamij-ka Mahadsanidiin.

Wanaagsan

La soco  -ka Lambar & Nasiib oo'aan sii dayn doonno 4:00 pm Galabnimo ( 10:00 pm ) waxaan ku samaynay dib uhabayn ballaa...
06/08/2026

La soco -ka Lambar & Nasiib oo'aan sii dayn doonno 4:00 pm Galabnimo ( 10:00 pm ) waxaan ku samaynay dib uhabayn ballaaran.

Shirkadda Haleel Real Estate waxay kuu rajeenaysaa Nasiib wanaagsan.

Shirkadda Haleel Real Estate waxay diyaar kuugu tahay dhammaan deegaannada Puntland, goor walba & goob walba adeegeenu w...
05/08/2026

Shirkadda Haleel Real Estate waxay diyaar kuugu tahay dhammaan deegaannada Puntland, goor walba & goob walba adeegeenu waa ku diyaar macmiil, waxaan kuu haynaa adeeg casri ah, tayo sare leh oo raqiis ah.

- hogaanka kiraynta.

Shirkadda Haleel Real Estate waxay udabaal-degaysaa Xuska sannad guuradii 28aad Ee kasoo wareegtay Aas'aaskii Puntland 1...
31/07/2026

Shirkadda Haleel Real Estate waxay udabaal-degaysaa Xuska sannad guuradii 28aad Ee kasoo wareegtay Aas'aaskii Puntland 1998-dii markii dhidhibada loo taagay dawladnimada Puntland.

Waxaa laga dhaxlay Amni, Dawladnimo, Kasoo kabashadii burburkii & Dhismaha dawlad cusub oo laga hirgeliyay Muqdisho, waxaan alle ka baryaynaa inuu noo siyaadiyo Nabadgelyada, Horumarka & Quruxda dalkeena.

Nabadda Puntland waa lama huraan Hambalyo dhammaan dadkeena.

1-da August 1998 - 1-da August 2026 - 28th

-Shacabka Puntland.

Shirkadda Haleel Real Estate waxay Jimce Wanaagsan idinka soo leedahay Magaalada  .  Jimce Wanaagsan  Real Estate - Hoga...
30/07/2026

Shirkadda Haleel Real Estate waxay Jimce Wanaagsan idinka soo leedahay Magaalada .

Jimce Wanaagsan

Real Estate - Hogaanka Kiraynta.

Address

HQ/Haleel Real Estate
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haleel Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haleel Real Estate:

Shortcuts

Share

Category