Waayeel Real Estate

Waayeel Real Estate Kala ibinta Hantida Maguurtada ah (Guryaha , Dhulka, Gawaarida)
+252906743310
+252907783038

12/11/2026

Guri iib ah oo ku yaal magaalada Garoowe, Xaafadda Hantiwadaag- aaga Masjid Xaaji Cali.

âś… Waxaa ka dhisan 5 qol 3 suuli iyo jiko.
âś…Cabbirka: 20x20m
âś… Xaafadda: Hantiwadaag
âś… Waa villa casri ah.
âś… Wuxuu u dhowyahay Masjid Xaaji Cali .

🚀 Waa guri si qurux badan loo naqshadeeyey.
🚀 Deyrkiisu wa waasac
🚀 Qolalka waa standard.
🚀 Waa dhexkadhis
đź’˛Qiimaha: Heshiis

📞Nagala soo xiriir: 906 743 310 /
+252907783038

đź”— Whatsapp: 906743310

Guryo kale ka soo fiiri: Waayeel Real Estate

10/11/2026

Dhul iib ah oo ku yaal magaalada Garoowe, gaar ahaan xafada Mubarak

âś… Waa dhul birimo ah oo dhan 40m lagu dhuftay 30m.
âś… Waa 2 wadoole.
âś… Wuxuuna udhowyahay 30ka laami sugaa aaga xasan shire

🖼️ Cabbirka: 40x30m.

đź’˛ Qiimaha: $23,000

📞 Contact: 906743310 ama 907783038

đź”— Whatsapp: 906 743 310

04/11/2026

Dhul iib ah oo ku yaal magaalada Garoowe, gaar ahaan xaafadda samawanaag

âś… Waa dhul birimo ah oo dhan 40m lagu dhuftay 30m.
âś… Waa 1 wadoole.
âś… Wuxuu ku yaal 30ka laami sugaa

🖼️ Cabbirka: 40x30m.

đź’˛ Qiimaha: $4,500.

📞 Contact: 906743310 ama 907783038

đź”— Whatsapp: 906 743 310

03/11/2026

Dhul iib ah oo ku yaal magaalada Garoowe, gaar ahaan xaafadda wadajir wasaaradaha.

âś… Waa dhul birimo ah oo dhan 30m lagu dhuftay 20m.
âś… Waa 1 wadoole.
âś… Wuxuu ku yaal wado laami suge ah oo weyn.

🖼️ Cabbirka: 30x20m.

đź’˛ Qiimaha: $24,000.

📞 Contact: 906743310 ama 907783038

đź”— Whatsapp: 906 743 310

03/11/2026

Dhul iib ah oo ku yaal magaalada Garoowe, gaar ahaan xaafadda Halgan.

âś… Waa dhul birimo ah oo dhan 20m lagu dhuftay 20m.
âś… Waa 1 wadoole.
âś… Wuxuu ku yaal wado laami suge ah oo weyn.

🖼️ Cabbirka: 20x20m.

đź’˛ Qiimaha: $32,000.

📞 Contact: 906743310 ama 907783038

đź”— Whatsapp: 906 743 310

02/11/2026

Waa gurigaan ku yaal magaaladda Garoowe gaar ahaan xaafada halgan

âś…Wuxuu ku fadhiyaa cabbir dhan 10Ă—15m.
âś… Wuxuu ka koobanyahay:

🛋️ 3qol, 2suuli iyo jiko

âś… Wuxuu leeyahay 1wado.
âś… Aaga wadada shacabka
âś… Qiimaha: $29,000

Wixii faahfaahin ah: 906 743 310 ama 7783038
_____________
Waayeel Real Estate waxay mar walba kuu haysaa guryaha, dhulalka iyo agabyada kale ee iibka ah.


28/10/2026

Waxaan idin haynaa dhulkaan oo ku yaal magaalda garowe gaar ahaan Halgan
cabirkiisu yahay 40*40m
lacagtu $26,000
Xafada halgan
Aaga masjid madiina
Hal wado
Soodhawaada.....
Nagala sooxiriir 906 743 310 ama 7783038

27/10/2026

Waxaan idin haynaa dhulkaan oo ku yaal magaalda garowe gaar ahaan Halgan
cabirkiisu yahay 15*20m
lacagtu $7,500
Xafada halgan
Aaga masjid madiina
Hal wado
Soodhawaada.....
Nagala sooxiriir 906 743 310 ama 7783038

27/10/2026

Waxaan idin haynaa dhulkaan oo ku yaal magaalda garowe gaar ahaan xafada naasahablood
cabirkiisu yahay 20*20m
lacagtu $8,000
Xafada naasahablood
Laba wado
Soodhawaada.....
Nagala sooxiriir 906 743 310 ama 7783038

26/10/2026

Boos meel fiican ku yaal

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waayeel Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category