08/05/2023
Macmiisha sharafta lehRajo Real Rajo Real state waxaad ka heli kartaan adeegyada kala ah
1. Kala ii binta guryaha iyo dhulka
2. Kirayta guryaha commercial property, kiraynta beeraha, guryaha ganacsiga, hotels kala iwm.
3.dayactirka guryaha
4. Qiimaynta iyo dhisida guryaha.
5. Soo tusida macmiisha dhulka iyo guryaha ay u baahanyihiin.
6. Real state photography tayo sare leh i yadoo laguu Soo sawirayo guryaha iyo dhulka aad u baahantahay.
Balanteedu waa Rajo Real state
Mahadsanidiin.