Aamin Real Estate

Call Directions Website

Aamin Real Estate Aamin Real Estate is the best real estate company in Somalia.

09/11/2026

Guri iib ah oo Garoowe ku yaal, gaar ahaan xaafadda Halgan.
Gurigan wuxuu ka koobanyahay 5 qol, 3 suuli iyo jiko.
Qiimaha guriga waa 50,000.

Nagala soo xiriir: 907728113 ama 907798345

https://vm.tiktok.com/ZN8PR8Puu/

09/11/2026

Dhul iib ah oo ku yaal Garoowe, gaar ahaan xaafadda Mubaarak, aaga Qorane.

Waa 20x20m, qiimahiisu yahay $11,500.

Naga soo wac numberka shaashadda saaran.

08/11/2026

Dhul iib ah oo ku yaal Garoowe,

Xaafadda: Mubaarak
Cabbirka dhulka: 20x20m,
Qiimaha: $16,000.

Nagala soo xiriir: 907728113 / 907798345

Whatsapp: 904 723 113

08/11/2026

Dhul iib ah ku yaal:
Cabbirka 20x20m, xaafadda Mubaarak.
Qiimaha $12,500.

Nagala soo xiriir: +252907728113

07/11/2026

🏡 GURI IIB AH – FURSAD AAN LA SEEGI KARIN! 🔥

Ma raadinaysaa guri qurux badan oo ku yaalla meel muhiim ah magaalada Garoowe? Fursaddan yeysan ku dhaafin!

📍 Goobta: Xaafadda Halgan, agagaarka aargada, inta u dhexeysa Jidka 30ka iyo Jidka Spaghetti.

🏠 Guriga wuxuu ka kooban yahay:
✅ 3 Qol oo jiif ah.
✅ 1 Qol oo fadhiga ah.
✅ 1 Qol irid banaan ah.
✅ 1 Jiko.
✅ 4 Suuli.

💰 QIIMAHA: $55,000

📍 Goob istaraatiiji ah oo ku habboon deggenaansho iyo maalgashi sida kirada.

⏳ Fursadaha wanaagsan kuma sugaan!

Qofkii diyaar u ah inuu guri yeesho, hadda ha nala soo xiriiro.

📞 Nagala soo xiriir:

+252907728113 ama 907798345

Whatsapp: +252 904 723 113

🏡 AAMIN Real Estate – Building Opportunities.

01/11/2026

🏡 DHUL GANACSI OO FURSAD MAALGASHI AH – GAROOWE!

Ma raadinaysaa dhul ku habboon ganacsi ama maalgashi mustaqbal leh? Fursaddan ha moogaan!

🚀 Goobta: Jidka 30ka, agagaarka Aagga Adeegsame, Xaafadda Halgan – Garoowe.

📐 Cabbirka: 15m × 20m (300m²).

🏢 Fursadaha dhismaha:

- Laba dukaan iyo maqaayad ama.
- Laba dukaan iyo guri degaan oo casri ah.
- Ku habboon ganacsi iyo maalgashi muddo dheer ah.

💰 Qiimaha iibka: $75,000

📞 Nagala soo xiriir:
+252 90 7728113
+252 90 7798345

📲 WhatsApp: +252 904 723 113

Ha lumin fursaddan! Maalgasho dhul qiimo leh oo ku yaal mid ka mid ah waddooyinka ugu muhiimsan magaalada Garoowe.

31/10/2026

Dhul iib ah oo ku yaal magaalada Garoowe, gaar ahaan xaafadda Halgan.

✅ Waa dhul deegaan ah oo dhan 15m lagu dhuftay 21m.
✅ Waa 1 wadoole.
✅ Wuxuu ku yaal magaalada bartankeed.

🖼️ Cabbirka: 15x21m.

💲 Qiimaha: $17,000.

📞 Contact: 907 728 113 ama 907798345

🔗 Whatsapp: 904 723 113



31/10/2026

Dhul iib ah oo ku yaal magaalada Garoowe, gaar ahaan xaafadda Halgan.

✅ Waa dhul birimo ah oo dhan 20m lagu dhuftay 20m.
✅ Waa 1 wadoole.
✅ Wuxuu ku yaal wado laami suge ah oo weyn.

🖼️ Cabbirka: 20x20m.

💲 Qiimaha: $32,000.

📞 Contact: 907 728 113 ama 907798345

🔗 Whatsapp: 904 723 113

31/10/2026

Dhul iib ah oo ku yaal magaalada Garoowe, gaar ahaan xaafadda Halgan.

✅ Waa dhul birimo ah oo dhan 31m lagu dhuftay 27m.
✅ Waa 1 wadoole.
✅ Wuxuu ku yaal wado laami suge ah oo weyn.

🖼️ Cabbirka: 31x27m.

💲 Qiimaha: $48,000.

📞 Contact: 907 728 113 ama 907798345

🔗 Whatsapp: 904 723 113

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aamin Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share