Muraad Real Estate & Home Service

Muraad Real Estate & Home Service Real-estate

Permanently closed.
Qol kiro ah Hal qol oo suuli gudaha ku leh waxuu daris layhay Olympic Mall wadada Roorshe (Guureeye)
04/12/2021

Qol kiro ah
Hal qol oo suuli gudaha ku leh waxuu daris layhay Olympic Mall wadada Roorshe (Guureeye)

GURYO KIRO AH....  .Tell: 09077712571.Guri kiro ah Villa ah oo ka kooban 4qol 2 suuliiyo Jiko, Waxuu udhawyahay Masajidk...
05/11/2021

GURYO KIRO AH....
.
Tell: 0907771257

1.Guri kiro ah Villa ah oo ka kooban 4qol 2 suuli
iyo Jiko, Waxuu udhawyahay Masajidka Maqfira
Lacagta kirada waa $300

2.Guri kiro ah oo Villa ah ka kooban 5qol 3suuli
Iyo Jiko, Waxuu u dhawyahay Jidka soddonka Aaga doogsan
Lacagta jiradu waa $300

3.Qol irid banan ah Oo suuligiisa Gudaha kuleh
Oo kuyaalla aaga Maqaaxida Flemes Lacagta kiradu waa $70.

4.Guri kiro villa ah oo ka kooban
5qol
2suuli
Jiko
Waxuu daris layahay Carafat Hospital
Lacagtiisu waa $350

Guri Fiilo ah iib ahCabirka guriga 15mx15mWaxaa ka yaal5qol 2suuliJikoBarando weyn iyo karadoorDayr weyn oo laba gaari g...
18/10/2021

Guri Fiilo ah iib ah

Cabirka guriga 15mx15m
Waxaa ka yaal
5qol
2suuli
Jiko
Barando weyn iyo karadoor
Dayr weyn oo laba gaari gali karto

Gurigaas waxuu kuyaalaa xaafada hodan magalada Garowe
Waxaa hormara wada weyn oo kasoo bilaabamata jidka bulsho oo gasha wadada shaariqa

Gurigaas qiimihiisu waa $40,000

Waxaa kala soo xiriiri kartaa +252907771257

25/09/2021

Guri kiro ah
Waxaan idiin haynaa asxaabteena Guri kiro ah oo ka kooban 5qol 2suuli jiko iyo dayr waasaca waxuu kuyaala Xafada 1Aug aaga Cisbitalka Carafaat

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muraad Real Estate & Home Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category