Dhul Udug - iibka guryaha iyo dhulalka

Dhul Udug - iibka guryaha iyo dhulalka Shirkad Casri ah oo iibisa dhulalka iyo guryaha Puntland

Ciid mubaarak Macamiisha DhulUdug
27/05/2026

Ciid mubaarak Macamiisha DhulUdug

Eid Mubaarak Macamiisha DHULUDUG
20/03/2026

Eid Mubaarak Macamiisha DHULUDUG

13/03/2026

- Guri casri ah oo iiba oo ku yaala magaalada Garoowe, gaar ahaan xaafada Halgan. Gurigaan wuxuu ka kooban yahay 5 qol oo jiifa, fadhi, 3 suuli, jiko, barando, korridoor iyo dayr dhawr baabuur la dhigan karo,

Hadaba naga soo wac 0907303360

: 23x15
: Waa $85,000 Sideetan iyo shan kun oo dollar.

: wa.me/252907303360

Iska iibi kana iibso dalkaaga.

07/03/2026

- Dhul 20x20 laba wadoole iib ah oo ku yaala magaalada Garoowe, gaar ahaan Xaafadda Mubaarak.
Dhulkaan Wuxuu booska labaad ka yahay laamiga Gaalkacyood, agagaarka Masjid Xaaji Faarax.


dhulka: 20x20
: 0907303360

: $23,000 Saddex iyo labaatan kun oo doolar.

: wa.me/252907303360 / wa.me/252907303360.

Iska iibi kana iibso dalkaaga.

07/03/2026

- Dhul wayn oo lagaaga jari karo intaad rabto oo ku yaala xaafadda Mubaarak, magaalada Garoowe. Waa agagaarka markazka Al-Firdaws. Waa dhul wayn oo lagaaga jari intaad rabto.


halka boos: 20x20
booska: $12,000

: wa.me/252907303360

Iska iibi kana iibso dalkaaga.

03/03/2026

- Dhul 20x20 laba wadoole iib ah oo ku yaala magaalada Garoowe, gaar ahaan Xaafadda Mubaarak.
Dhulkaan Wuxuu booska saddexaad ka yahay laamiga Gaalkacyood, agagaarka Hotel Caduun.


dhulka: 20x20
: 0907303360

: $30,000 Soddn kun oo doolar.

: wa.me/252907303360 / wa.me/252907303360.

Iska iibi kana iibso dalkaaga.

02/03/2026

- Boos cabbirkiisu yahay 20x17, kuna yaala magaalada Garoowe, gaar ahaan xaafadda Halgan. Wuxuu u dhaxeeyaa jidka soddonka iyo jidka Sbageeti. Dhulkaan wuxuu haystaa laba waddo, haddaba naga soo wac 0907303360


: 20x17
: 0907303360

: $29,000 Sagaal iyo labaatan kun oo doolar.

: wa.me/252907949999 / wa.me/447960254158

Iska iibi kana iibso dalkaaga.

01/03/2026

- Bogcad 26x33 iib ah oo ku taala magaalada Garoowe, gaar ahaan xaafadda Mubaarak. Laba boos ayay noqon kartaa oo midkiiba 13x33 mitir ah.

dhulka: 33x26
: $18,000 Sideed iyo toban kun oo dollar.

: wa.me/252907303360

Iska iibi kana iibso dalkaaga.

01/03/2026

- Dhul sugunto ka ah laamiga Galkacyood oo iib ah oo ku yaala magaalada Garoowe, gaar ahaan xaafadda Mubaarak. Waa agagaarka masjidka Xaaji Faarax. Waa dhul wayn oo lagaaga jari intaad rabto.


dhulka: Boosas badan
: Kala xiriir shirkadda

: wa.me/252907303360

Iska iibi kana iibso dalkaaga.

28/02/2026

- Booos 20x20 iiba oo ku yaala magaalada Garoowe, gaar ahaan dhulkaan wuxuu u dhexeeyaa magaalada iyo xaafada cusub ee New Garoowe ee ay dhisayso Amal Real estate, wuxuu booska saddexaad ka yahay laamiga ay Amal Real estate dhisayso.


dhulka: 20x20
: 0907303360

: $5,000 Shan kun oo dollar

: wa.me/252907303360 / wa.me/+252907303360.

Iska iibi kana iibso dalkaaga. te

Address

Garowe

Telephone

+252907303360

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhul Udug - iibka guryaha iyo dhulalka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhul Udug - iibka guryaha iyo dhulalka:

Shortcuts

Share

Category