Updy Fatert

Updy Fatert Asc somali meel walba aad joogtaan wan idin salaamaya wax walba waad iga helysaan haduu ilahay idmo

Faaidooyinka ay leedahay xaas labaad inaad guursatid ."Sanadku waa 365 maalmood..............1- dumarka bil walba 7maalm...
03/08/2022

Faaidooyinka ay leedahay xaas labaad inaad guursatid ."

Sanadku waa 365 maalmood..............

1- dumarka bil walba 7maalmood ayay xanuunsadaan 7x12bilood waa 84 maalmood."

2-dumarka haday dhalaan waxay u baahanyihin 40 maalin oo ay ku nastaan."

3-dumarka 15 maalmood sanadkii booqasho ayay ku jiraan oo hoyadeeda iyo tacsi iyo melahaas ayay aadaan."

4-sanadkii 30maalin waxay lasoo jeedaa oo la dhafraysaa caruurtooda xanuunsan."

5- sanadkii 30 maalin waxay isku dhacsanyihiin ninkeeda oo way kala aamusanyihiin."

6- sanadkii 10 maalin carurteeda ayay isbitaal kula jirtaa Isku dar 84+40+15+30+30+10=209maalmood.

Sandkiina waa 365 waxaa kusoo harayo 129maalmood

Ninka xaaska qabo noloshiisa kala bar wuxu ku qaataa iskaabulinimo si loo buuxiyo kala barkaas waa inuu guursadaa mid labaad iyo mid sedexaad."

Fg: macnaha k**a wado mid labad ban Rabaa ogow 😁😁😁

✍Abdifatah Ahmed

DAGDAG_ ilhaan omar oo xabsisaga loo taxaabtay Follow nasoo dheh si ad noola socotit  wixi cusub shugran_
19/07/2022

DAGDAG_ ilhaan omar oo xabsisaga loo taxaabtay

Follow nasoo dheh si ad noola socotit wixi cusub shugran_

Shiikhe ayaad aad u dhagaysataa ama ku taxanatahay ?Me sheikh mustafe xaaaji ismaaciil_
19/07/2022

Shiikhe ayaad aad u dhagaysataa ama ku taxanatahay ?

Me sheikh mustafe xaaaji ismaaciil_

Akhriso Qaar Kamid ah Xikmadaha Shiikh Mustafa Xaaji ismaaciil.● Aqoonyahanku Wuxuu Aqoonyahay Noqdaa Markuu Rabbigii ya...
19/07/2022

Akhriso Qaar Kamid ah Xikmadaha Shiikh Mustafa Xaaji ismaaciil.

● Aqoonyahanku Wuxuu Aqoonyahay Noqdaa Markuu Rabbigii yaqaan , Aakhiradana Yaqaan Adduunkana isbedel Muuqda Samayn Karo

● Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxaa

● Dunida dadka isdila iyagaa ugu badan reer galbeedku , meeday barwaaqaada ay sheegaayaan "

● Quraanka Haddi aad Akhrido , qof Rabigii u waraamayo ayaad tahay bal qiyaas Rabiga oo kula hadlaaya oo kuu waramaaya.

● Dadka kuwa ugu hantida badan
Ayaa ah kuwa ugu hurdada yar

● Hadaad Rabto Ahlu Janaha Sida ay unoolyihiin oo Kale in aad unoolaato adiga oo aduunka Jooga Noqo Qof Laabtiisu Caafimaad Qabto

● Cunadu sideedaba waxay qiimo leedahay inta ay afka ku jirto mar haday caloosha tagto, calooshu ma taqaan kani waa pizza kana waa digir

● Nolosha aduun macno ma samaynayso hadii aysan lahayn hadaf iyo himad sare

● Si Kasta Hadaad ufoolxuntahay Muuqaalkani waa Sancad ilaahay

● Dhakhtar aan ilaahay aqoon Waxaa ka Fiican Geeljire ilaahay yaqaan

Sheikh mustafe xaaji ismaciil

13/05/2022

Hawiye iyo Daarood A/hakim sheekooyin yaab leh

Page follow soo dheh si macluumad badan kuso gaadhoπŸ‘

Wllo igula Sali nabigeena Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
12/01/2021

Wllo igula Sali nabigeena Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

!!!!!!!!
12/01/2021

!!!!!!!!

01/01/2021

Nabiga _kusalia
Scw Scw scw

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Updy Fatert posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Updy Fatert:

Share

Category