Dhamays real estate

Dhamays real estate shirkada dhismaha, iyo iibinta guryaha iyo gaadiidka

14/06/2026

Macmiil ku xidhnoow Dhamays real estate oo hel dhul iib ah, guryo iyo beero.

Tell 63 4012878

14/06/2026

Baloodh iib ah masalaha Hargeysa u dhoow fooqa mujaahid Axmed Mire.

Cabirka 18x24

Qiimaha $33000

Tell 63 4012878

14/06/2026

sharci leh oo iib ah masalaha Hargeysa gaar ahaan galbeedka eeriboodhka u dhoow laamiga.

Cabirka 9x24

Qiimaha $15000

Tell 63 4012878

14/06/2026

iib ah masalaha Hargeysa gaar ahaan galbeedka xaafadda digaale.
Cabirka 12x18

Qiimaha $5000

Wuxu u dhoow yahay kaalinta cusub.

Tell 63 4012878

14/06/2026

Baloodh iib ah qiimo ahaana aad u hooseeya , kuyaal masalaha Hargeysa gaar ahaan dhinaca galbeed ee guryaha birimiyeer Baan uu dhisay.

Cabirka 18x24

Qiimaha $27000

Tell 63 4012878

10/06/2026

iib ah new Hargeysa gaar ahaan huteelka kaah laaynka dambe ee laamiga.
Cabirka 24x36
Qiimaha $100,000
Tell 63 4012878

10/06/2026

iib ah xaafadda calaamadaha gaar ahaan bariga suuqa star.

Cabirka 24x12

Qiimaha $25000

Tell 63 4012878

10/06/2026

Dhul iib ah masalaha Hargeysa gaar ahaan xaafadda digaale.
Calaa baloodh $5500

Tell 63 4012878

07/06/2026
07/06/2026

Guri iib ah new Hargeysa gaar ahaan kaalinta cusub ee daami laga dhisay ayuu ku xigaa.

4qol iyo gaadhi gal.

Qiimaha $50,000

Tell 63 4012878

Address

Hargeisa
252

Telephone

+252634012878

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhamays real estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share