Cabdi waraabe

Cabdi waraabe Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdi waraabe, Real Estate, Hargeisa.

12/11/2022

Diyaar garowga 13 November

23/09/2022

Hargeisa stadium 💚🤍❤

Berbera Tuna Fish.Made In Somaliland.Shirkadaha Ikhwa Iyo Dahabshiil ayaa maalgaliyay Warshadan dhawaan ayaana si rasmi ...
21/09/2022

Berbera Tuna Fish.

Made In Somaliland.

Shirkadaha Ikhwa Iyo Dahabshiil ayaa maalgaliyay Warshadan dhawaan ayaana si rasmi ah loo furi dooni.

Dab xooggan ayaa ka kacay dhisme ka kooban 42 dab oo ku yaalla magaalada Changsha ee badhtamaha dalka Shiinaha. Dabka oo...
16/09/2022

Dab xooggan ayaa ka kacay dhisme ka kooban 42 dab oo ku yaalla magaalada Changsha ee badhtamaha dalka Shiinaha.

Dabka oo ahaa mid xooggan ayaa gebi ahaanba isaga gudbay qaybihii kala duwanaa ee Sartan oo ay Xafiisyo ku lahayd shirkadda China Telecom.

Laamaha dab damiska ayaa la tacaalay holacan oo ahaa mid baxaaddiisa, waxaan aan ilaa hadda la xaqiijin dadka wax ku noqday.

15/09/2022

Siyaasi cabdiqadir jirde oo lahadlaya Korneel muse bixii

15/09/2022

Madaxwayine cirro new action

Korneel muse bixii
15/09/2022

Korneel muse bixii

14/09/2022

Mujahiid khadar dhaalfo oo kaso jeeda gobalka togdheer ayaa cawa muse uhanjabaya isago kuso socda gobalada bariga

13/09/2022

Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif ayaa ka qayb galay shirwaynaha Ururka Kaah

12/09/2022

Hargaysa:- Jidad muhiim ah ayaa loo xidhay Madaxwayne Biixi, Oo Gabiilay kasoo baxay.

Wadooyinkan waxaa ku goodoonsan Dad goobahooda shaqada ku socday, Arday waxbarasho aadaysay, iyo dad kale oo ay kuba jiri karaan dad xanuusanaaya oo cisbitaalo lagusii wado.

Hergeisa std   Garoonka u Diyaarsan Ciyaaraha Somaliland champions....... Habeenimo lagu Ciyaari Karro.....
11/09/2022

Hergeisa std Garoonka u Diyaarsan Ciyaaraha
Somaliland champions.......
Habeenimo lagu Ciyaari Karro.....

"Aniga ii daaya arrimaha qaadka. Waxaan toddobaadkan kulan la leeyahay Madaxweynaha Soomaaliya si aan suuqa qaadka uga w...
11/09/2022

"Aniga ii daaya arrimaha qaadka. Waxaan toddobaadkan kulan la leeyahay Madaxweynaha Soomaaliya si aan suuqa qaadka uga wada hadalno. Beeralayda qaadku waa in aysan welwelin, dhammaan arrimaha qaadka ku saabsan waannu la macaamili doonnaa," sidaa waxaa yiri madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto.

Xigasho Maxamed Xaraare.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi waraabe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category