Geddi-kaab

Geddi-kaab Macmiil kusoo dhawow shirkada geddi-kaab oo bixineysa adeegyo baahi weyn loo qabay oo ka mid yihiin hadaba macmiil kusoo dhawow markale shirkada Geddi-kaab.

waxa sidoo kale shirkadu bixisaa adeegyo kale oo ka mid yihiin kireynta guryaha, iibka dhulka banaan iyo ka dhisanba. iyadoo adeegyadaa lagugu qaban doono whakhtigooda isla markaana lagugu adeegyo si hufan oo deg-degsiimo, daacadnimo iyo amaano ku jirto. iyadoo damaanad lagugu sameyn doono alabtada wixii luma ama jaba. ( GUUR ADOON DAALIN )

Raro gurigaaga iyo goobtada ganacsi adoon daalin. Hadaba shirkada geddi-kaab waxay kuu haysaa adeegaa rarida guryaha iyo...
21/06/2022

Raro gurigaaga iyo goobtada ganacsi adoon daalin. Hadaba shirkada geddi-kaab waxay kuu haysaa adeegaa rarida guryaha iyo goobaha ganacsi oo lagugu qabanayo si heer saraa oo xirfadeysan iyadoo wakhtigeeda lagugu qabanayo shaqada. TELL :- 063-7516210

Shirkada rarida guryaha iyo goobaha ganacsi ee Geddi-kaab waxay kuu haysaa adeegyo baahi weyn loo qabay oo ka mid yihiin...
15/06/2022

Shirkada rarida guryaha iyo goobaha ganacsi ee Geddi-kaab waxay kuu haysaa adeegyo baahi weyn loo qabay oo ka mid yihiin ( rarida guryaha iyo goobaha ganacsi ) iyadoo lagugu adeegyo si hufan oo xirfadeysan iyo qiimo macquula. TELL: 063-7516210

Address

Hargeisa

Telephone

+252637516210

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geddi-kaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Geddi-kaab:

Share

Category