Mega properties

Mega properties Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mega properties, Estate agent, Hargeisa.

Dhul iib ah Muuqalka guud ✅ Cabirka: 18m x 12m ✅ Qiimaha: $18000 ✅ Waa Kaarakoone ✅ Goobta: Hargeisa - gacan libaax- mag...
11/01/2023

Dhul iib ah

Muuqalka guud
✅ Cabirka: 18m x 12m
✅ Qiimaha: $18000
✅ Waa Kaarakoone
✅ Goobta: Hargeisa - gacan libaax- magaalo ugaaso - gara ahaan wuxuu u dhawaw masjidka sheekhada

✅ Sharcigii wuu leeyahay waana seesanyahy

Contact: 0634039108
Whatsapp: 63 4039108

Sawiro guud Guri Kiro ahID No: HR004
10/01/2023

Sawiro guud
Guri Kiro ah
ID No: HR004

10/01/2023

Guri Kiro ah
ID NO: HR004

Muqaal guud

✅ 3 qol oo jiif ah
✅ Fadhi iyo cunto
✅ 2 suuli
✅ Madbakh/ kijo
✅ Daarad dhexe iyo mid danbe oo faalal ah

Qiimaha: $200

Goobta: Hargeisa- gacan libaax- xaafada magaalo ugaaso- gara ahaan wuxuu jaar layahay masjid Aw-adam

F.G: guriga dib ayaa loo hagaajiyay dhawaan

Nagala Soo xidhiidh: 0634039108

Dhul iib ah Muqaalka guud  cabirka: 12 m x18 m  KaarakooneQiimaha: $36000 Goobta uu ku yaalo : Hargeisa- degamada gacan ...
07/01/2023

Dhul iib ah

Muqaalka guud

cabirka: 12 m x18 m
Kaarakoone
Qiimaha: $36000
Goobta uu ku yaalo : Hargeisa- degamada gacan libaax - xaafada geerash Aw- Aadam - Gara ahaan wuxuu ka danbeeya masjidka Almadaiina


FG : dhulkani sharcigii wuu leeyahay sidoo kale waa seesan yahay

Wixii faahfahina nagala Soo xidhiidh : 0634039108
Whatsapp: 63 4039108

Sand cusub oo wanaagsan dhamman macamiisha nagu xidhan meel kastoo aduunka ka joogta waxaa idiin rajaynayna caafimad iyo...
31/12/2022

Sand cusub oo wanaagsan dhamman macamiisha nagu xidhan meel kastoo aduunka ka joogta waxaa idiin rajaynayna caafimad iyo camal suuban idam Allah

Sanadkan waxay shirkada mega properties toos u bilaabi doontaa dhamman adeegyada ay idiinku talo gashay anagoo h**e usii bilownay qaybo kamida.

Waxaanu idiin Soo gudbin doona adeegyo idin raali galiyo anagoo waxyaabo cusub kusoo kordhin doona suuqa xaga dhulka iyo guryaha.
Sidoo kale waxaanu wada shaqayn dhawn la yeelan doona dhammaan shirkadaha real estate-ka, kuwa dhismaha iyo banks-ka

31/12/2022

House for rent

☎️0634039108

Guri Kiro ahKa kooban ✅ 3 qol oo jiifa,✅ Fadhi iyo cunta ✅ 2 suuli ✅ Dayr wayn oo gaadhi gal leh Qiimaha: $250Goobta: Ha...
31/12/2022

Guri Kiro ah

Ka kooban
✅ 3 qol oo jiifa,
✅ Fadhi iyo cunta
✅ 2 suuli
✅ Dayr wayn oo gaadhi gal leh

Qiimaha: $250

Goobta: Hargeisa - gacan libaax - magaalo ugaaso - gara ahaan wuxuu ka danbeeya injiika Ina mahadi

☎️ 0634039108

30/12/2022

Jumca wanaagsan macmiil📿

Guri Kiro ah Muqaalkisa✅ 3 qol oo hurdo ah✅ Fadhi iyo cuntadii✅ Kijo✅ Laba suuli ✅Dayr wayn oo gaadhi gal 🎯 Goobta: Harg...
29/12/2022

Guri Kiro ah
Muqaalkisa
✅ 3 qol oo hurdo ah
✅ Fadhi iyo cuntadii
✅ Kijo
✅ Laba suuli
✅Dayr wayn oo gaadhi gal

🎯 Goobta: Hargeisa- degamada gacan libaax - xaafada magaalo ugaaso - gara ahaan wuxuu u dhawayahy iskuulka adam dhamac

Qiimaha: $200
☎️0634039108

✅  Guri iib ah✅ Muqaalkiisa ( 5 qol oo hurdo ah, Fadhigi iyo cuntadii, 1 qol oo martida ah, 3 suuli/ musqul, Kijinkii )✅...
24/12/2022

✅ Guri iib ah
✅ Muqaalkiisa ( 5 qol oo hurdo ah, Fadhigi iyo cuntadii, 1 qol oo martida ah, 3 suuli/ musqul, Kijinkii )
✅ Cabirka 36mx 24m
✅ Goobta: Hargeisa- xaafada jiga-jiga yar.. dhinaca waqooyi ka xiga jamaacada Admas
✅ Qiimaha: waxaa ka bilaamaya $240,000

Guri kiro ah Ka kooban (4 qol, suuli iyo daarad dhexe)Area: magaalo ugaasoQiimaha:$200☎️ 063439108F.g Guriga dhawaan aya...
24/12/2022

Guri kiro ah
Ka kooban (4 qol, suuli iyo daarad dhexe)
Area: magaalo ugaaso
Qiimaha:$200
☎️ 063439108

F.g Guriga dhawaan ayaa dib u habayn lagu sameeyay

Address

Hargeisa
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mega properties posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category