04/03/2021
SomGalleydh Real Estate waxay kugu soo dhawaynaysaa dhismayaashan hoos kamuuqda oo ay ka hirgalisay magaalada Hargeisa, gaar ahaan xaafada Gantaalaha kuwaas oo ku dhow halka uu basku ku dhamaado kuna dhaw laamida iyo baska oo u jira wax kayar 100M wixii faahfaahina ee intaa dheer nagala soo xidhiidh baraha hoos ku xusan.
Whats up number: 063- 4429204
Email: [email protected]