31/01/2024
AH
●waxaan idiin haynaa dhul iib ah kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaan xaafada JIGJIGAYAR garahaan Sheedaha.
●waana meel istaraaji ah
●cabirkeeduna waa 24m by 18m AMA WAA 80*60 WAANA BALOODH
●Qiimihiisuna waa $35000 waxna waa layska dayn karaa
●wixi faahfaahin ah kala soo xidhiidh
+25263-8000425 || 25263-8000426 AMA SOO BOOQO WWW.DAGSIIMO.COM