24/01/2026
Waxa la iibinayaa guri tayo sare leh oo ku yaalla New Hargaysa,
π Goob aad u ammaan ah β Macallin Shukri, madarasad ka soo hor jeedda masjid.
Gurigan waxa uu ku habboon yahay deggenaansho qoys ama maalgelin (investment), maadaama uu ku yaallo meel si fiican u kobcaysa.
π Faahfaahinta Guriga:
π 5 Qol
πΏ 3 Suuli
π½ 1 Jiko
π Gaadhi gal weyn
π‘ Degmo ammaan ah, deggen, adeegyo muhiim ahna u dhow
π° Qiimaha: $65,000
π Milkiyad nadiif ah, diyaar u ah iib degdeg ah
π Xidhiidh: 63 4420975
π© Fadlan nala soo xidhiidh si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah ama ballan kormeer
iibka dhulka banaan + guryaha+beeraha IYO kiraynta guryaha goglan iyo kuwa goglanayn iyo adeegyo kale..markasta waxaanu kugu
so dhawaynayna qalbi furan gacmo furan.
NAKAL SO XIRIIR:063.4420975-- 0659555135---0654420975
[email protected]