Shirkadda Igmad

Shirkadda Igmad Igmad is a multi-service company providing property purchases, business agreements, construction agreements, and advertising properties.

Igmad is reliable and entrusted company ensuring to deliver safe and secure purchases between the seller and buyer.

Guri Iib ahMacmiil waxaan kuu haynaa guri iib ah ( Bakhaar ah) oo ku yaalla saldhigga Koodbuur galbeedkiisa ama Xaafadda...
29/08/2022

Guri Iib ah

Macmiil waxaan kuu haynaa guri iib ah ( Bakhaar ah) oo ku yaalla saldhigga Koodbuur galbeedkiisa ama Xaafadda Kalshaale. Cabirkiisu waa 24M×12M.

Qiimaha bakhaarku waa $300,000.

Nagala soo xidhiidh WhatsApp +252 63 7333396 ama Email: [email protected]

Adeeg wacan iyo ammaano.

Dhul Iib ahMacmiil Waxaan kuu haynaa 1 baloog oo iib ah kuna yaalla Madaxtooyada cusub ama Waqooyiga Xaraf. Qiimaha balo...
29/08/2022

Dhul Iib ah

Macmiil Waxaan kuu haynaa 1 baloog oo iib ah kuna yaalla Madaxtooyada cusub ama Waqooyiga Xaraf.

Qiimaha baloodhku waa $22,000.

Nagala soo xidhiidh WhatsApp +252 63 7333396 ama Email: [email protected]

Adeeg wacan iyo ammaano.

25/08/2022

Dhul Iib ah

Macmiil Waxaan kuu haynaa baloodh iib ah oo ku yaalla dugsiga Cabdillaahi Muuse area-diisa, kaari koornena ah.

Qiimaha baloodhku waa $46,000.

Nagala soo xidhiidh WhatsApp +252 63 7333396 ama Email: [email protected]

Adeeg wacan iyo ammaano.

Dhul Iib ahMacmiil Waxaan kuu haynaa 5 baloodh oo iib ah oo ku yaalla Boqol jirre.Qiimo naasil ah weeyaan qiimaha halkii...
21/08/2022

Dhul Iib ah

Macmiil Waxaan kuu haynaa 5 baloodh oo iib ah oo ku yaalla Boqol jirre.

Qiimo naasil ah weeyaan qiimaha halkii baloodh waa $12,000.

Nagala soo xidhiidh WhatsApp +252 63 7333396 ama Email: [email protected]

Adeeg wacan iyo ammaano.

21/08/2022

Dhul Iib ah

Macmiil Waxaan kuu haynaa 5 baloodh oo iib ah oo ku yaalla Magaalo Oston ama agagaarka Magaalo Jimcaale.

Qiimo macquul ah weeyaan qiimaha halkii baloodh waa $18,000.

Nagala soo xidhiidh WhatsApp +252 63 7333396 ama Email: [email protected]

Adeeg wacan iyo ammaano.

Dhul Iib ahMacmiil Waxaan kuu haynaa 2 block oo iib ah oo ku yaalla Warshadda Taayirada ama Madaxtooyada Cusub. Qiimo ma...
20/08/2022

Dhul Iib ah

Macmiil Waxaan kuu haynaa 2 block oo iib ah oo ku yaalla Warshadda Taayirada ama Madaxtooyada Cusub.

Qiimo macquul ah weeyaan qiimaha halkii block $70,000, labada block waa isku $140,000.

Nagala soo xidhiidh WhatsApp +252 63 7333396 ama Email: [email protected]

Adeeg wacan iyo ammaano.

Ku xidhnow Shirkadda Igmad, waxaad ka helaysaa adeegyada ah iibinta Dhulka, Guryaha iyo Gaadiidka. Macmiil gacmo furan k...
15/08/2022

Ku xidhnow Shirkadda Igmad, waxaad ka helaysaa adeegyada ah iibinta Dhulka, Guryaha iyo Gaadiidka. Macmiil gacmo furan ku soo dhawoow. Nala soo xidhiidh hadii aad hayso hanti aad iibinayso iyo hadii aad rabto hanti aad iibsato.

Adeeg wacan iyo Amaano ugu kaalay Shirkadda Igmad.

Kala xidhiidh Whatsapp +252 63 7333396 ama Email: [email protected]

Address

First Floor, Alloore Hotel, Calamada Opposite Of Hormud Building Material
Hargeisa

Telephone

+252637333396

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkadda Igmad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shirkadda Igmad:

Share