Xoghayaha waxbarashada ee xisbiga ucid

Xoghayaha waxbarashada ee xisbiga ucid BALANTEENA WAA UCID!!!

Maansha allah
12/04/2023

Maansha allah

Wefdigan uu hogaaminaaya, xoghaya guud ee qaramada midoobay Antonio ee saaka yimi Muqdisho wax macna ah u malaha Somalil...
11/04/2023

Wefdigan uu hogaaminaaya, xoghaya guud ee qaramada midoobay Antonio ee saaka yimi Muqdisho wax macna ah u malaha Somaliland

Allah ha unaxariista adeera ismaciil maxamuud Hurre oo beri lagu aasi doona 9 subaxnima beertii Uubaale
10/04/2023

Allah ha unaxariista adeera ismaciil maxamuud Hurre oo beri lagu aasi doona 9 subaxnima beertii Uubaale

Ciidamada kusoo qùlqulaya Degmada Lascanood, dan uma aha Bulshada LAASKA.CIIDANKA Ka kalayimi meela aan la garanayn waxa...
10/04/2023

Ciidamada kusoo qùlqulaya Degmada Lascanood, dan uma aha Bulshada LAASKA.
CIIDANKA Ka kalayimi meela aan la garanayn waxa ay Degmada ku ìhayaan;
1. Dhac haņtida shacabka ah
2. Dilal iyo amni dara ay ugêystaan dadkii ay lahayeen gurmad baan unahay.
3. Kufsi lãgula kaca hàblihii yar yara

''Madaxwayne Xasan Shiiikh Waa inuu kala diraa Ciidanka Puntland Jubbaland iyo Maamulada Soomaaliya oo dhan Sida Itoobiy...
10/04/2023

''Madaxwayne Xasan Shiiikh Waa inuu kala diraa Ciidanka Puntland Jubbaland iyo Maamulada Soomaaliya oo dhan Sida Itoobiye oo kale"Faysal Cali Waraabe

No more talk????
10/04/2023

No more talk????

Asc dhamaan bulshada REER Somaliland meel kasta ay joogan, waan idin Salaamaya.Bacdu salaan __ waxaan Doonaya in aan Hal...
07/09/2022

Asc dhamaan bulshada REER Somaliland meel kasta ay joogan, waan idin Salaamaya.
Bacdu salaan __ waxaan Doonaya in aan Halkan idin Ka waydiya Su'aal Muhiim ah.
Siyaasada Ma been iyo Khiyaama?
Runtii bulshadeena waxa ay moodayaan in ay siyaasadu tahay Been iyo Khiyaama, balse taasi Maaha Jawaabta.
Siyaasadu waa Run iyo Hogaan Fiican " Truth and a good leadership."
Hadaba Gudoomiyaha ahna Musharax Faysal Cali Waraabe waa run sheeg ahna Hogaamiya Wanaagsan, balse Somalidu waxa ku badan Siyaasiyiin beenaalayal, bulshadana. Beenta ay barteen bay moodayaan siyaasad.

07/09/2022

Kawaran Somaliland Waa Dal ku Caana ah Xoola nool sida Geela, Adhiga, iyo Lo'da, Hadana Kabo Bac laga sameeyay Chinaha Looga soo Dejiya. Dalka Waxa uu ubahanyahay in la horu mariya Farsamada Gacanta, Waayo waxaynu Haysanaa Maas, Hadaynu Dawaarada Noocaa AH, AYNU KEENSANO, Dadkeena loo Taba bara Habka kabaha, shantadaha iyo Suumanka loo Sameeya.

Tacsi Tiiraanyo LehHogaanka Sare Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID, G Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Taageerayaash...
27/08/2022

Tacsi Tiiraanyo Leh
Hogaanka Sare Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID, G Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaan Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Dalka Maraykanka Abdelrahman Omar ....

Address

Hargeisa
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xoghayaha waxbarashada ee xisbiga ucid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category