14/10/2025
Daafaca Senegal, Keprin Diatta 🗣
"Markii aan saxeexay heshiiskaygii ugu horreeyay, GABDHIHII FOOLXUMADA igu caayi jiray ayaa bilaabay inay farriimo iisoo diraan"
"Waxay yidhaahdeen 'Jawiga Yurub ayaa bedelay muuqaalkaagii' muraayada ayaan eegay balse waxba waan arki waayay"
"Markaas ayaan ogaaday inaan dumarku DOOKH lahayn marka ay LACAGI meesha taalo"
Raggoow shaqaysta ceeb maaha 👀