10/01/2024
4 GURI OO KIRO AH
✅️ Xaafada:- Jigjiga yar.
✅️ Goobta:- Agagaarka Sacadadiin.
✅️ Qolalka:- Midkiba 4 qol, 2 Suuli iyo Kitchen aad u qurux badan.
Faahfaahin: Waa Appartment isku dhisan oo ka ka kooban Afar Guri Laba sare iyo Laba Hoose, Gaydh wayn oo kala qaybsan iyo Barxada Dusha sare.
Waa Guri cusub oo hada farta laga qaaday.
Whatsapp:- +252637755943.
Line:-063-4721972
Email:- [email protected].
.
.