Foolaad Real Estate

Foolaad Real Estate kusoo dhowoow shirkada foolaad real estate iyo dhismayaal ku qanciya

10/05/2023

guri cusub oo iib ah (house for sale)

waa guri cusub oo shirkada Foolaad Real Estate ay kaga dhistay magaalada hargeisa,gaar ahaan xaafada gantaalaha,una dhaw warshada biyaha ee durdur ama waqooyiga kantaroolkii h**e ee galbeedka.

qiimaha guriga: $77000 (todoba iyo todobaatan kun oo dolar)

contact us:+252 634492428---+252 634721430----+252 634401972

Real Estate

01/04/2023

under construction....................

waa mid kamida dhismayaasha casriga ah ee shirkadu ka wado magaalada hargeisa

: waqooyiga kaantaroolkii h**e ee galbeedka.

ugu kalay shirkada Foolaad Real Estate dhisme qurux badan oo tayo leh.

15/03/2023

Waa Guri Cusub oo Shirkada Foolaad Real Estate ka dhistay magaalada Hargeisa gaar ahaan agagaarka Warshada biyaha ee DurDur.
Waa Laba Guri oo mid kii ba ku fadhiyo cabir dhan(9m by 24m) Guri kastaana waxa uu ka kooban yahay 3 hurdo (Master Bed Room) iyo 2 bed room kale, qolkii fadhiga (Master Living Room), qolkii TV-ga, kitchen iyo store-kii sii, qolkii services-ka,bath kii hurdada weyn, 2 Suuli iyo Gaadhi Gal Waafi ah.
Contact: --0634492824---0634401972----0634721430

Real Estate

waa guri nus ah{9*24 meter}waxa uu ka kooban yahay 5 hurdo oo mid ay tahay hurdadii weynayd[master bedroom} laba fadhi{m...
04/12/2022

waa guri nus ah{9*24 meter}

waxa uu ka kooban yahay 5 hurdo oo mid ay tahay hurdadii weynayd[master bedroom} laba fadhi{master living room iyo mid yar oo dumarka u gaara} kitchen iyo laundry 1 bath iyo laba suuli oo public ah gaadhi galkii iyo daarad.





under construction  jigjiga-yar
14/11/2022

under construction

jigjiga-yar



10/11/2022

Under construction

Hargeisa jigjiga-yar




03/11/2022

COMING SOON

TAAJ VENUE






26/10/2022



laba guri oo 9*24 ah mid kii ba ka kooban yahay 4 hurdo, fadhi qolkii services-ka,kitchen 1 bath room ,2 w/c iyo gaadhi gal

hargeisa



Address

Jigjiga Yar, Near Cosob Mall
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+252634401972

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Foolaad Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Foolaad Real Estate:

Share

Category