16/05/2026
Midowga Afrika ayaa sidan kasoo yeedhay wada hadalka madaxda Soomaaliya ayagoo Xasan Sheekh ugu yeeray βMadaxweyne. AU waxay dhaheen sidan:
βWaxaan leenahay madaxweyne Xasan Sheekh iyo golaha mustaqbalka iney ahmiyadda siyaan wadahadalo si cadaalad ah udhaca, OO la isu tanaasulo.β