Dr: Abdikarim Omer Ali

Dr: Abdikarim Omer Ali Dr abdikarim ugu zoo hagaaag sida u adeegida
Bulshada dhanka cafimaadka ugu soo hagaag
Latalinta nerveuis ka welcome my page
Please like my page��
���

Isku soo noqod wacan
04/05/2022

Isku soo noqod wacan

Did you know?
09/12/2017

Did you know?

19/08/2017

Dialysis waa mechine ka kalyaha sifeeya
Qofku marka ay kalyuhu istaagan ama hawshooda gabaan sida loo isticmaalo,daawo videogan
Please like and share

13/08/2017

👍Hadii islaamku yahey diin caqli iyo maskax ku dhisan why ay u amineen jano iyo naar??
DR ZAKIR NAIK
LIKE SAAR PAGEKA👍👍👍

08/08/2017

(ECLIPSE)🌜

Somaliland, 07_ August Dayax-madoobaad ayaa xalay si weyn looga dareemay meelo badan oo ka mid ah bariga afrika iyo bariga dhexe iyadoo saacado dheerna la dareemayey dayax-madoobaadkaas.

Deegaannada Soomaaliya gaar ahanna somaliland ayaa ka mid ah meelaha dayax-madoobaadkaasi hareeyey iyadoo mararka qaarna ayba yaraatay aragtida muuqaalka dayaxa kaddib markii dhammaantiis oo madaw isku baddalay.

Masaajidda kala duwan ayaan habeennimadii xalay ahayd laga seexan iyadoo la tukanayey salaatul Khasuufka la oogo xilliyada dayax-madoobaadku dhacdo.

Wacdi, waano iyo wax isku sheegid xagga cabsida rabbi ah ayaa illaa xalay intii laga gaarayey soo dhawaadka waa bariga ka socday dhammaan masaajidda kala duwan iyadoo dadka looga yeerayey makarafoonnad masaajidda si ay u camiraan jameecada salaatul khusuufka.

War-baahinta gudaha ayaa iyana saacado dheer waxaa ka shidnaa qur’aanka kariimka ah iyo ducooyin alla tuug ah oo rabbi lagu waydiisanayey danbi dhaaf, waxaana waddooyin magaalooyin somaliland xalay lagu arkayey dad raxan-raxan u socda oo watay dab-qaado foox ka shidan yahay kuna dhawaaqayey erayo rabbi bari ah.

Dayax madoobaad

Dayax madoobaad (Af-Ingiriis: lunar eclipse; Af-Carabi: خسوف) waa marka dhulka dhex galo qoraxda iyo dayaxa dhaxdooda.
Dayaxu waxa uu ku wareegaa dhulka. Dhulkana waxaa ku wareegaa Qoraxda. Markii muda'lajoogaba waxa dhacda in qoraxda oo sideedii caadada u ahayd ku jirta wareegeeda inuu soo dhexgalo dayax madoobaad.

Iyadoo waxaasoo dhan ay ka awood badan tahey awooda ilaahey ee aan inagu aminsanahey ayaa hadana ay sidaas ku qiyaasaan dadka meerayasha ku takhususey

Creditter DR ABDIKARIIM OMER ALI

FADLAN SAAR PAGEKA LIKE👍👍👍👍

07/08/2017

Su'aashii adkey
DR ZAKIR NAIK oo kajawaabey
Wakan wacht video
Like saar page ka
👍👍👍

04/08/2017

iyo
Ee _caruurta waa tan hooyo somaliyeed oo kuu sharaxeysa jazakalah
Like our page👍👍

01/08/2017

Midka mid aha dhalhaatiirta waa weyn ee wadankeena oo kahadlaya qaadka realty na ka hadlaya isagoo sheegaya yaanan idinka hor dhicine waakan
Whach video. Dr:gaboose
✌Like our page 👍👍👍

Address

Www. Meditical. Com
Hargeisa

Opening Hours

Monday 16:11 - 22:05
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Friday 09:00 - 21:00
Saturday 09:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 21:00

Telephone

252634848690

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr: Abdikarim Omer Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share