31/05/2019
ogaysiis muhiim ah
waxa uu idiinku bushaaraynayaa hoyga iibka guryaha iyo gaadiidka
oo aad uga barateen
barateen adeeg hufan
iyo u adeegidda dad waynaha inuu
idiin furayo
qabta dukaamaysiga online ka ah ( online shopping )
adiga oo si toos ah uga dukaamaysanaaya
caalamka
meeshii aad doontid
adiga oo jooga gurigaaga
filasho wacan