Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Sanaag

Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Horn Cable Sports TV ku xidhnow mar walba kala soco Sportska barnta isha ku hay

“Iyadoo la raacayo awoodaha sharci ee uu leeyahay Maamulka Gobolka Sanaag, isla markaana la tixraacayo ilaalinta amniga,...
13/01/2026

“Iyadoo la raacayo awoodaha sharci ee uu leeyahay Maamulka Gobolka Sanaag, isla markaana la tixraacayo ilaalinta amniga, deegaanka, iyo khayraadka dabiiciga ah ee gobolka, warqad rasmi ah oo ka soo baxday Xafiiska Maamulka Gobolka Sanaag ayaa si cad oo k**a dambays ah u mamnuucday dhammaan qalabka, gaadiidka, mashiinnada, iyo wax kasta oo la xidhiidha hawlaha macdanta, kuwaas oo ku socda ama ka hawlgala Buuraha Dahabka ee Gobolka Sanaag. Go’aankan waxa uu dhaqan galayaa si degdeg ah, waxana laga qaadi doonaa tallaabo sharci ah cid kasta ama hay’ad kasta oo ku xadgudubta amarkan.”

Address

H
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Sanaag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category