Arnab Real Estate

Arnab Real Estate Arnab Real Estate – Meel kasta ma aha guri, laakiin annaga waa kuu helnaa kan saxda ah. Ku iibso, ku kiree, ama ku maalgeli hanti maguurto ah si kalsooni leh.

Waxaan kuu ballanqaadaynaa adeeg daacad ah, qiimo suuban, iyo la-talin hufan.

26/10/2025

✅Macmil waxan idin haynaa Dhul iib ah oo ka kooban hal baloog waana balooga 2aad wadada udhaw dhinac koofurta .waana galbeedka hargeisa jaaniska ka faa’idayso macmil.wuxu kuyaala Abaarso.

location: Abaarso
Dhul: Hal Baloog
Qiimah : $62.000

whatsapp 📱 063-7654282
Call 📞 252637654282

26/10/2025

Macmiil kuso dhawow (Arnab Real Estate🏡🐇). waxan ku haynaa Guri Kiro ah oo goglan kanakooban.

✅Qolalka: 5
✅ Kijo: 1
✅ Suuliyada: 3
✅ Gaadhi gal: 2
✅ Location: Cawo Dhalad , Hargeisa 👉QIIMAHA: $1,000
whatsapp 63 7654282
Call 252637654282

Mcamil Shirkada [ARNB REAL ESTATE] waxay ku haysaa dhul iib ah waa hal baloodh hargeisa ayuu ku yaala cawo-dhalad laamid...
17/10/2025

Mcamil Shirkada [ARNB REAL ESTATE] waxay ku haysaa dhul iib ah waa hal baloodh hargeisa ayuu ku yaala cawo-dhalad laamida ayu u udhawyahay qiimaha waa $30.000

location; Cawodhalad
Dhulka; Hal-baloodh
Qiimaha; $30,000

Whatsapp 63 7654282
Call 252637654282

15/10/2025

✅Macmil waxan idin haynaa Dhul iib ah oo ka kooban hal baloog waana balooga 2aad wadada udhaw dhinac koofurta .waana galbeedka hargeisa jaaniska ka faa’idayso macmil

location: Abaarso Hagaadhin
Dhul: Hal Baloog
Qiimah : $60.000

whatsapp 📱 063-7654282
Call 📞 252637654282

Arnab Real Estate — Beerahaaga Riyadaada!Ma raadineysaa beer furan oo ku habboon dhismaha, beero ama maalgelin mustaqbal...
16/06/2025

Arnab Real Estate — Beerahaaga Riyadaada!

Ma raadineysaa beer furan oo ku habboon dhismaha, beero ama maalgelin mustaqbalkaaga?
Arnab Real Estate waxay ku siineysaa dhul bannaan oo tayo sare leh, meelaha ugu wanaagsan ee magaalada iyo hareeraheeda.

Meelaha ammaan ah

Qiimo macquul ah

Dukumiintiyo sharci ah oo dhameystiran

Adeeg hufan oo degdeg ah

Nagala soo xiriir maanta si aad u hesho dhulka ku habboon qorshahaaga mustaqbalka!👋🤍
Arnab Real Estate — Halkan ayaa riyadaadu ka bilaabmataa👍

🏡 Riyadaada guri lahaansho ha noqon mid fog!Ku soo dhawoow Arnab Real Estate – halka aad ka heli karto guryo casri ah, d...
15/06/2025

🏡 Riyadaada guri lahaansho ha noqon mid fog!
Ku soo dhawoow Arnab Real Estate – halka aad ka heli karto guryo casri ah, dhul qiimo jaban iyo adeeg lagu kalsoonaan karo.

📞 Nala soo xiriir: 0634031306
💬 Fariin noogu dhaaf si aad u bilowdo safarkaaga guri helid!

Address

Jigjiga Yar
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arnab Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share