Soomalinimo

Soomalinimo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Soomalinimo, Real Estate, Hargesa.

04/08/2025

marka dayrka arooska aad kaso dhacdid heesti u danbaysayna sarantey 😂😂

29/10/2024
29/10/2024

Hilaadin Doorasho

1. Xisbiga Wadani Iyo Kaah Waa Is Khiyaami Doonan
Maxamuud Xaashina Waxa Kaliya Uu Ka Shaqayn Doona Waa Siduu Ururka KaaH Xisbi Unoqon Lahaa
Wuuna Soo Bixi Doona.
Waddani iyo Kaahna Wey Kala Boodi Doonan
Habeenada Tirinta Codadka Maxamuudna Wuxuu la Heshiin doona Kulmiye .

2. 8da Habeen Ee Ku Dhawaaqista iyo Codaynta Udhaxaysa Dad Badanbaa Dhiman doona ,
Ilahay ha Unaxariisto Qaarna Waa Dhaawicmi Doonan Kuwo Kalena Waa La Afduubi Doona .

3. Xisbiga Kulmiye Waa Guulaysan Doona Muuse Biixina Waa loo Dhaarin Doona 5 Sano oo Kale Maalinimada 21 Nov.

4. Magaalada Burco Waxa Ka Dhici Doonta Waxaan La Maqal oo La Arag .

5. Musharax Cirro Wuu Qaadici Doona Doorashada
Habeenka Tirinta Codkana Wuu La Hadli Doona Media Iyaga oo La Jira Qaar Ka Mid Ah Kaadiriinta Xisbiga Kulmiye .

6. Sadex Xisbi Ayaa Soo Bixi Doona, KULMIYE,WADDANI, KAAH.

Address

Hargesa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soomalinimo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category