Sahan Real estate and Property Management

Sahan Real estate and Property Management Sahan Realstate and Property Management waxay kuu haysaa service kala duwan oo kala ah sida : iibinta dhulka , iibinta gawaadhida second iyo cusayb ba IWM

01/08/2018

Waxaanu macmiil kuu diyaarinay guryo kiro ah

1 guri 5 qol + Area masaajid al nuur xer awr + Qiimah waa $300
2 guri 6 qol + Area star hargiesa calamada + $350
3 guri 5 qol + Area calamada + Qiimaha waa $200
4 guri goglan + Area jigjiga yar school Al Irshaad + Qiimaha waa $ 800-750
5 guri goglan + Area sacaadiin + Qiimaha $700

Wixii faahfaahin nagala soo xidhiidh Tell 4429931 / 527676
Ama soo booqo xafiiska oo ku yalaala xer awr gaar ahaan Hargeisa bussiness area

Shirkada kiraynta  iibinta gawaadhiga iyo dhulka ee Sahan Real estate And property managment  waxan macaamiisheeda Ogays...
30/06/2018

Shirkada kiraynta iibinta gawaadhiga iyo dhulka ee
Sahan Real estate And property managment waxan macaamiisheeda Ogaysiinaysaa ina gaadhi weyn oo Vx ama land cruiser
Oo qiima qaban ah kuu hayso
Detials gaadhiga waa
Silvar
Model 1994
Tyresp sport
Bilaydh number 58
Qiihuma waa mid ku raali galin doona

Wixii faah faahin inagal soo xidhiidh telephone 4429931/ 527676
Ama soo boqo xafiiska oo ku yaala Hargeisa busines area

Ma doonaysaa gawaadhi kiro ah oo furaha lagugu wareejinayo Hadii ay jawabtu Haa tahay la soo xidhiidh SAHAN REAL ESTATE ...
08/05/2018

Ma doonaysaa gawaadhi kiro ah oo furaha lagugu wareejinayo
Hadii ay jawabtu Haa tahay la soo xidhiidh
SAHAN REAL ESTATE AND PROPERTY MANAGMENT
Ama soo garac
Telephone 063-4429931/ 527676
Xafiiskuna waxa uu ku yaala Xero awr Hargeisa Business Area

29/04/2018

Guryo iib ah kuuu diyaar ah macmiil

1 2 guri iib + Area saldhiga koodbuur
Cabirkiisa waa 20x24m 6qol gudaha 1 qol services dayr leh Qiimah $ 87000

2 guri iib + Area jig jiga yar sun shine +
Cabirkiisa waa 18x12m 5qol gudaha 1 qol services diba ah dayrleh + Qiimaha $78000

3 guri iib + Area jiga jiga yar
misajid mulac + cabirka 12x24m 6qol gudaha 1 qol service dayrleh + Qiimaha $85000

4 guri iib + Area masijaadka mulac + cabirka waa 20x14m 5qol gudaha 1qol service diba ah + Qiimaha waa $75000

5 guri iib ah + Area jig jiga yar garoonka ciyaarsame 20×24m 6qol gudaha 1 qol diba ah + Qiimaha $93000

25/04/2018

25/04/2018 Dhul iib ah ayaanu macmiil kuu diyaarinay

1 dhul iib + Area madaarka barigasa + 10 baloodh + Qiima $55000

2 dhul iib + Area garoonka shulaac + 5 baloodh + Qiimaha $10-13000

3 dhul iib + sheikh Omar + nusbaloodh + Qiimaha $ 1600

4 dhul iib + Area kaantarool cusub + cabirka 36x24m + Qiimaha $7500

5 dhul iib + Area maqaaxida inanta
B.3aad + baloodh + Qiimaha 8000

6 dhul iib + Area xero awr horseed+ cabirka 4ox40 + Qiimaha$ 40,000

7 beer iib ah + Area dhaboolaq + cabirka 440squer + Qiimaha $ 30,000

8 dhul iib ah + Area school boorash + 1 baloodh + 80x60 + Qiimaha $ 20,000

9 dhul iib + Area cabaaye school waraabe salaam + nus baloodh + Qiimaha $10,000

Wixii faahfaahin nagala soo xidhiidha Numbera 063-4429931/ 527676
Ama soo booqo xafiiska shirkada oo ku yaala xero awr gaar ahaan Hargeisa bussiness Area fooqa Amaana place dabaqa hoose

16/04/2018

Macmiil ma rabta dhul iib ah oo
kuraali galiya

1 dhul iib + Area madaarka agtiisa + waa 10 baloodh + Qiimaha $55000

2 dhul iib + Area Abaarso boading + waa 10 baloodh + Qiimaha $15000

3 dhul iib + Area karashka Soke + 4 baloodh

4 Beer Iib ah ku taala Abaarso

5 dhul iib + Area maqaaxida inanta + 1 baloodh

6 dhul iib + Area sheedaha qunyar daga+ 1 baloodh Qiimaha $16500

11/04/2018

Waxaanu kuu haynaa dhul iib macmiil

1 gajo iib + 150 Area hangarka ina aw siciid agteeda + cabirka 24×25m

2 jago iib + Arae sheedha qunyar daga+ cabirka 80x60

3 jago iib + Area boqol jire school blooming + cabarka 24×18m

4 jago iib + Area guriga Eng mohmoud xaashi + cabirka 24×9m

5 nusbaloodh + Area cabaaye school waraaba salaam + cabirka 40x60

6 nusbaloodh + Area xaraf + cabirka 40x60

7 gajo iib + Area xeedho + cabirka 80x60

8 10 baloodh oo iib ah + Area ilyas cabirka 80x60

9 10 baloodh oo iib Abaarso scool+ Qiimah waa $ 15

guri iib ah + Area jig jiga yar sun hotel +cabirka 80x60 + biyo leh 3 gaadhi gali kara

Macmiil hadii aad hayso guri kiro ah guri iib ah ama dhul iib ah nagala soo xidhiidh Telephone 4429931 Ama 527676

05/04/2018

Dhul iib ah diyaar ah

1 10 baloodh + Area ilays secondry + cabirka 80×60

2 5 baloodh + Area Boqol jire

3 1 baloodh + Area xeedho

4 nusbaloodh + Area xaraf

5 nusbaloodh + cabaaye Area waraabe salaam

Macmiil waxaanu kuu haynaa1  jago iib +Arae boqol jire Blooming school + cabirka 24x18m2 jago iib ah + cabirka 24x9m +Ar...
04/04/2018

Macmiil waxaanu kuu haynaa

1 jago iib +Arae boqol jire Blooming school + cabirka 24x18m

2 jago iib ah + cabirka 24x9m +Area garoonka baxsane agtiisa

3 gaadhi Barado iib ah + Qiimaha waa $8000

03/04/2018

Macmiil waxaanu hada kuu diyaarinay guryo kiro ah

1 guri 5 qol + jigjiga yar baxsane area+ dayrleh + Qiimaha waa $250

2 guri 5 qol + dhaloodhe Area + bila dayr ah + Qiimaha waa $200

3 guri 4 qol oo kabaan 2 qol Area joljano + bilaa dayr

4 guri 5 qol ah kabaana 1 qol + Area biyo dhacay

5 guri 5 qol + sheedaha Ejiinka Afgal + Dayrleh gaadhi gal Qiimaha waa $300

6 guri xaas 5 qol ah + biriijka Empirail Area + bilaa dayr + qiima waa $250

7 guri 5 qol ah + jigjiga yare Are irshaad + dayr 1 gaadhi +Qiimaha$280

8 amaana palce waxaa kabanaan 4 meherdood gudaha iyo 3 dibada ah waxauuna ku yaala xero awr Hargeisa business center Area +
Qiimaha gudaha waa $220
Dibadan waa $210

9 guri 5 qol + magaalo ugaaso + dayrleh + Qiimaha waa $200

10 guri 5 qol + dhaloodho Area garoonka muqdishaawi+ dayrleh+ Qiimaha waa $200

11 guri 1 qol kabanaan + Area salaama school

12 guri 4 qol ah + Area salaama school + Qiimuhu waa $200

Macamiil hadii aad Hayso guri kiro ah ama ku guri iib ah fadlan nala soo xidhiidh 063 4429931/527676 ama soo booqo xafiis ku yaala Xero Awr gaar ahaan Hargeisa Business Area

Waa mahadsantahay

Address

Xero Awr
Hargeysa
SO

Telephone

634429931

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Real estate and Property Management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category