Degaan Real Estate

Degaan Real Estate Shirkada Dhismaha iyo iibinta Guryaha Casriga ah shirkadda ugu weyn ee iibinta iyo kiraynta Guryaha, Beeraha iyo Dhulka.

12/05/2026

๐Ÿกโœจ ๐‡๐€ ๐ˆ๐ˆ๐๐ˆ๐ ๐†๐”๐‘๐ˆ๐†๐€๐€๐†๐€ ๐†๐€๐๐Ž๐Ž๐๐€๐˜ ๐„๐„ ๐‚๐€๐’๐‘๐ˆ๐˜๐„๐„ โœจ

Gurigaaga gaboobay ha u ogolaan inuu sii ahaado mid duug ah.
Annagu waxaan kuugu beddeli karnaa guri casri ah oo leh muuqaal cusub, tayo sare leh iyo finishing qurux badan ๐Ÿ’Ž

Waxaan kuugu samaynanaa:
โœ”๏ธ Dayactirka dilaacyada & qaybaha duugga ah
โœ”๏ธ Dib-u-qurxinta gudaha & dibadda
โœ”๏ธ Modern renovation & luxury finishing
โœ”๏ธ Landscape & swimming pool design ๐ŸŒฟ๐ŸŠโ€โ™‚๏ธ
โœ”๏ธ Guriga oo loo beddelo muuqaal cusub oo qiimihiisu sareeyo

Waxaan gurigaaga ka dhigaynaa mid la jaanqaadaya nolol casri ah, kana duwan sidii h**e ๐Ÿค

WhatsApp: +252 63 8888250

10/05/2026

๐Ÿกโœจ ๐— ๐—” ๐——๐—ข๐—ข๐—ก๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—”๐—” ๐—š๐—จ๐—ฅ๐—œ ๐—–๐—”๐—ฆ๐—ฅ๐—œ ๐—”๐—› ๐—ข๐—ข ๐—ง๐—”๐—ฌ๐—ข ๐—ฆ๐—”๐—ฅ๐—˜ ๐—Ÿ๐—˜๐—›? โœจ๐Ÿ—๏ธ
Haddii aad rabto guri Casri ah oo si xirfad leh loo dhisay, kana duwan kuwa caadiga ah โ€” Degaan Real Estate waa xalka saxda ah ๐Ÿ’Ž

Waxaan ku takhasusnay:
โœ”๏ธ Naqshado casri ah oo soo jiidasho leh
โœ”๏ธ Dhisme tayo sare leh oo waara
โœ”๏ธ Qorshe cad & fulin dhamaystiran
โœ”๏ธ Attention to detail โ€“ meel kasta si xirfad leh loo dhammaystirayo

Gurigaaga waxaan ka dhigaynaa mid ka tarjumaya heerka nolosha aad rabto iyo riyadaada gaarka ah ๐Ÿค

๐Ÿ‘‰Haddii aad leedahay dhul oo aad rabto in laguu dhiso guri casri ah oo heer sare ah, Ama aad ubaahantay Dhul kusoo baxaya nashqadaada Degaan waxay kuu haysaa Dhul ay kuudiyaarisay oo aad dhisan karto.

Whatsapp : +252 63 8888250

๐Ÿกโœจ

๐ƒ๐‡๐”๐‹ ๐‰๐€๐€๐๐ˆ๐’ ๐€๐‡ ๐Ž๐Ž ๐”๐ƒ๐‡๐Ž๐– ๐Œ๐€๐’๐€๐‹๐‹๐„ ๐•๐ˆ๐„๐– ๐ˆ๐˜๐Ž ๐Œ๐€๐’๐‰๐ˆ๐ƒ๐Š๐€ ๐’๐‡ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐…๐„Macmiil waxaan iibinaynaa Dhul Jaanis Ah oo kuyaala Masjidka...
13/04/2026

๐ƒ๐‡๐”๐‹ ๐‰๐€๐€๐๐ˆ๐’ ๐€๐‡ ๐Ž๐Ž ๐”๐ƒ๐‡๐Ž๐– ๐Œ๐€๐’๐€๐‹๐‹๐„ ๐•๐ˆ๐„๐– ๐ˆ๐˜๐Ž ๐Œ๐€๐’๐‰๐ˆ๐ƒ๐Š๐€ ๐’๐‡ ๐Œ๐”๐’๐“๐€๐…๐„

Macmiil waxaan iibinaynaa Dhul Jaanis Ah oo kuyaala Masjidka iyo view Dhexdooda sidookale wuxu udhowyay Xaafadda ee Dhistay.

Cabirka 23m*18m
Sharci iyo Sees ayuu leeyay
Laamida waxa kaxiga Labo Sakadood
Waxa uu leeyay View Qurux Badan

WhatsApp: +252 63 8888250


12/04/2026

๐Œ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐†๐จ๐จ๐› ๐ง๐š๐ฌ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐จ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข!!
Hargeisa - Somaliland

Haddii aad qorshaynayso inaad dhisto goobo nasasho (sports centre, parks, ama hotel) oo leh landscape qurux badan, annagaa kuu diyaarinayna mashruuc dhamaystiran oo tayo sare leh ๐Ÿ’Ž

Waxaan ku takhasusnay:
โœ”๏ธ Naqshad casri ah oo soo jiidasho leh
โœ”๏ธ Sports centre & parks leh qaab xirfad leh
โœ”๏ธ Hotel & resort design leh muuqaal raaxo leh
โœ”๏ธ Landscape design โ€“ cagaar, jardiinooyin & meelaha nasashada ๐ŸŒฟ
โœ”๏ธ Fulin mashruuc laga bilaabo qorshe ilaa dhamaystir ๐Ÿ”‘

Waxaan ka dhigaynaa mashruucaaga mid tayo sare, soo jiidasho & raaxo isku jira.

Haddii aad rabto inaad dhisto goob nasasho oo ka duwan kuwa caadiga ah, nala soo xidhiidh maanta.

๐Ÿ“ž Tel: +252 63 8888250

๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ ๐‰๐š๐š๐ง๐ข๐ฌ ๐€๐ก ๐จ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ ๐Ÿ๐ข๐ข๐œ๐š๐ง ๐Ÿ“Masallaha Diyaarada AgteedaMacmiil waxaan Iibinaynaa Dhul jaanis ah kuyaalaMasallaha...
11/04/2026

๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ ๐‰๐š๐š๐ง๐ข๐ฌ ๐€๐ก ๐จ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ ๐Ÿ๐ข๐ข๐œ๐š๐ง
๐Ÿ“Masallaha Diyaarada Agteeda

Macmiil waxaan Iibinaynaa Dhul jaanis ah kuyaala
Masallaha gaar ahaan Diyaarada Agteeda
Waa labo wajahadoodle
Cabirka waa 24m*18m
Sharci iyo sees ayuuleeyay
Wadada basku waxay ujirtaa 500 talaabo

Qiimaha waa $20,000
Tel: 63 8888250

03/04/2026

๐Œ๐š ๐‘๐š๐›๐ญ๐š๐š ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง ๐œ๐š๐ฃ๐ข๐ข๐›๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐จ ๐“๐š๐ฒ๐จ ๐ฅ๐ž๐ก

Ma rabtaa guri ka duwan wax kasta oo h**e dalka looga dhisay?
Annagu waxaan dhisnaa dhisme tayo sare leh oo leh naqshad cajiib ah, halkaas oo faahfaahin kasta (detail) si gaar ah loo tixgeliyo ๐Ÿ’Ž

๐Ÿ”น Design gaar ah (exclusive) โ€“ aan h**e looga arag gudaha dalka
๐Ÿ”น Tayo dhisme oo heer sare ah โ€“ adkeysi & qurux isku jira
๐Ÿ”น Swimming pool casri ah โ€“ raaxo iyo nolol heer sare ah
๐Ÿ”น Landscape qurux badan โ€“ jardiinooyin, cagaar & meel nasasho ๐ŸŒฟ
๐Ÿ”น Attention to detail โ€“ meel kasta si xirfad leh loo dhammeeyey

Gurigaagu ma aha kaliya dhismeโ€ฆ waa sumcad, raaxo iyo nolol cusub ๐Ÿค

Haddii aad rabto guri luxury ah oo si gaar ah loo naqshadeeyey, nala soo xiriir maanta si aan u hirgelinno riyadaada ๐Ÿ”‘

๐Ÿ“ž WhatsApp : +252 63 8888250

๐Ÿ—๏ธ๐Ÿก

20/03/2026

๐’๐ข๐๐š๐ง ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง๐จ
๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐†๐š๐›๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ

Haddii gurigaagu gaboobay, leeyahay dilaacyo ama aad rabto muuqaal cusub โ€” annagaa kuu beddelayna guri casri ah oo qurux badan ๐Ÿ’Ž

Waxaan kuu samaynayaa Adeegyadan:
โœ”๏ธ Dayactir dilaacyo & dib u dhis qaybaha duugga ah
โœ”๏ธ Qurxin gudaha & dibadda (modern design)
โœ”๏ธ Landscape & jardiinooyin qurux badan ๐ŸŒฟ
โœ”๏ธ Ku darista swimming pool haddii aad rabto ๐ŸŠโ€โ™‚๏ธ
โœ”๏ธ Dhammayn tayo sare leh oo qiimaha guriga kor uqaadaysa

Gurigaaga ha noqdo mid cusub oo la jaanqaadaya nolosha casriga ah ๐Ÿค

๐Ÿ“ž WhatsApp: +252 @ [1588048558503257:13708:63 8888250]

  dhamaan umada muslimiinta,  fans
20/03/2026

dhamaan umada muslimiinta,
fans

๐ƒ๐‡๐”๐‹ ๐†๐€๐๐€๐‚๐’๐ˆ ๐Œ๐€๐’๐€๐‹๐‹๐€๐‡๐€ (Madaarka)Macmiil waxaan iibinaynaa Dhul Jaanis ah oo kuyaala Masallaha Gaar ahaan Wadada isku xi...
15/03/2026

๐ƒ๐‡๐”๐‹ ๐†๐€๐๐€๐‚๐’๐ˆ ๐Œ๐€๐’๐€๐‹๐‹๐€๐‡๐€ (Madaarka)

Macmiil waxaan iibinaynaa Dhul Jaanis ah oo kuyaala Masallaha Gaar ahaan Wadada isku xidha madaarka iyo ka ah ee
Macmiil dhulkani Laamida ayuu kujeedaa, Labo wajahadoodna wuu leeyay.
๐Ÿ‘‰cabirka dhulka waa 24m*18m
๐Ÿ‘‰Deyr iyo Sharci ayuu leeyay
Qiimaha dhulkani waa Jaanis marka loo eego halka uu kuyaalo,

Tel: +252 63 8888250

8888250ha

12/03/2026

๐Œ๐š ๐ซ๐š๐›๐ญ๐š๐š ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐†๐š๐›๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐ค๐š ๐๐ก๐ข๐ ๐ญ๐จ

Gurigaaga h**e ha u ogolaan inuu sii ahaado mid duug ah.
Waxaan kuu casriyeynaynaa guryaha gaboobay, anagoo u beddelayna naqshad modern ah oo qurux badan, isla markaana ku darayna si uu gurigaagu u noqdo meel raaxo leh oo qoyska oo dhan ku raaxaysto ๐Ÿ’Ž

โœ”๏ธ Renovation & modern design
โœ”๏ธ Ku darista swimming pool
โœ”๏ธ Qurxin iyo dhammayn casri ah
โœ”๏ธ Guriga oo noqda mid cusub oo qiimo badan leh

Haddii aad rabto in gurigaaga duugga ah loo beddelo guri casri ah, nala soo xidhiidh maanta.

๐Ÿ“ž Tel: WhatsApp: 63 8888250

๐Ÿ—๏ธ๐Ÿก

08/03/2026

๐Ÿกโœจ ๐Œ๐€ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐๐€๐˜๐’๐€๐€ ๐†๐”๐‘๐ˆ ๐‚๐€๐’๐‘๐ˆ ๐€๐‡ ๐Ž๐Ž ๐–๐€๐“๐€ ๐’๐–๐ˆ๐Œ๐Œ๐ˆ๐๐† ๐๐Ž๐Ž๐‹? โœจ๐ŸŠโ€โ™‚๏ธ

Haddii aad ku riyoonayso guri modern & luxury ah oo leh swimming pool, annagaa kuu dhisi karna guri ka duwan kuwa caadiga ah ee dalka laga dhiso ๐Ÿ’Ž

Waxaan kuu qabanaynaa:
โœ”๏ธ Naqshad guri casri ah oo soo jiidasho leh
โœ”๏ธ Dhisme tayo sare leh
โœ”๏ธ Swimming pool qurux badan oo raaxo leh
โœ”๏ธ Fulinta mashruuca ilaa furaha lagugu wareejiyo ๐Ÿ”‘

Haddii aad leedahay dhul oo aad rabto guri casri ah oo heer sare ah, nala soo xidhiidh maanta si aan u hirgelinno fikradaada ๐Ÿก

๐Ÿ“ž Tel: +252 63 8888250

๐Ÿ—๏ธ๐Ÿก

Address

Road Number 1
Hargeysa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Degaan Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Degaan Real Estate:

Share